Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo safar aan la shaacin ku tagey Gaalkacyo

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saakay safar aan horay loo sii shaacin ku tagay Magaalada Gaalkacyo . Madaxweynaha ayaa booqashaddiisa aysan ka warqabin Waxgaradka iyo…
Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2019

Waxaa Goordhow soo geba-gaboobay Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta,waxaana Xildhibaanada ay ansixiyeen xeer-hoosaadka Golaha iyo Miisaaniyadda Dowladda ee 2019. 174 Xildhibaan ayaa ogolaaday ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2019 …
DHAGEYSI:- Xildhibaan Daahir Jeesow”Deganaansho Siyaasadeed Lama Helayo Inta Wasiir Ku Xigeen Uu Mushaar Ahaan U Qaato$7200”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in Xeer-hoosaadka Golaha ay qeyb ka tahay in Xildhibaan walba xilliga fsaxa uu dib…
Dagaal Qowmiyadaha Soomaalida Iyo Cafarta Ku Dhexmaray Itoobiya & Khasaaro Ka Dhashay

Wargeyska The Reporter ee ka soo baxa magaalladda Addis Abeba ayaa qoray inay xiisadi ka dhex aloosan tahay Qowmiyadaha Soomaalida iyo Cafarta, kuwaasi oo isku haysta milkiyadda Deegaan…
DHAGEYSI:- Madaxweyne Xaaf Oo Ka Hadlay Dagaalka Kaxandhaale Eedeyna U Jeediyay DFS

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Dhuusamareeb ayaa si kuul uga hadlay dagaalka Kaxandhaale,isaga oo dhinaca kale eedeyn u jeediyay…
DHAGEYSI:- Al-Shabaab Oo La Sheegay Inay Dad Ka Afduubteen Gobolka….

Shalay Gelinkii hore waxaa deegaanka Ceel Muluq ee Gobolka Shabeellaha dhexe ku dagaalamay Shabaab iyo Koox la magac baxday Macaawisley oo ah Shacab is aruursaday. Dagaalkaas kadib ayaa…
Dowladda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Howlgal Ay Wadaan Ciidamada Xooga gobolka…..

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gallo lagu xaqiininayo ammaanka ka wada Waddada isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba. Taliyaha Ururka 35-aad Guutadda 7-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga…
Madaxweyne Xaaf oo baaq kasoo saaray dagaalka Maxaas iyo Kaxandhaale

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda degaanka Dudan cade ee duleedka Degmada Maxaas, isaga…
DHAGEYSI:- Odayaal Ku Baxay Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Hiiraan

Iyada oo dagaal beeleedyo ay ka socdaan deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa walaac xoogan ka muujiyay Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug oo beel ka mid…
Madaxweynaha Hir-shabeelle oo ku baaqay Joojinta Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay dagaal-beeleedyada ka soo cusboonaaday Degaanno Hoos Yimaada Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan inay yihiin kuwo lagu taageerayo Al-shabaab,…
DHAGEYSO: Hirshabeelle oo sheegtay in dhaqaallo lagu bixinaayo Maleeshiyaadka ku Dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Warar Naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Maleeshiyo u abaabulan qaab beeleed ay wali ku dagaallamayaan degaano hoos yimaada degmada Maxaas. Ku dhawaad 15…
Heshiiskii Ay DFS La Gashay 31 Shirkado Kalluumeysi Oo Digniin Laga Soo Saaray

Wargeyska Quartz oo ay Xarumihiisa Dhexe ku kala yaallaan magaallooyinka New York iyo London waxa uu maanta Warbixin dheer ka qoray Heshiiskii ay DFS la gashay 31 Shirkado…
Digniin Loo Diray Ciidamada Amniga Iyo Musharixiinta Madaxweynaha Puntland (DHAGEYSO)

Kadib kulan looga hadlayay Amniga oo ahaa mid deg deg ah laguna qabtay Magalada Garoowe ayaa waxaa laga soo saaray Amaro ku socda Ciidamada Puntland iyo musharixiinta Madaxweynaha…
Wararkii U Dambeeyay Ee Weerarkii Magalada Nairobi

Abaarihii 6-dii aroornimo ee saakayto ayaa waxaa qaraxyo iyo is-rasaasayn laga maqlayey Hotel ku yaalla…
Dhageyso:-Muxuu Madaxweyne Farmaajo Ka Yiri Ceyrintii Manjire Nicholas Haysom?

Dowladda Soomaaliya dalka uga ceyrisay Wakiilkii Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomalaiya Nicholas Haysom,kaidb markii ay…
MD Farmaajo Oo Ka Qeyb Galaya Munaasibadda Caleemo Saarka Laftagareen

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in Saacadaha soo socda uu u ambabaxo…
Shil Sababay Khasaaro Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Gobolka Togdheer

Shil Gaari oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa xalay waxa uu ka dhacay…
DHAGEYSO:- Wasiirka Arimaha Dibada Oo Ku Jees jeesay Danjire Haysom Kana Waramay Sababta Ay U Ceeriyeen Safiirkaas

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey…
Yaa bixiyey Dhulkii Afisyoone ee Ciidamada Cirka Soomaaliya, Yaase la siiyey? (Dhageyso Galka Baarista)

Dhul badan oo dan guud ah ayey bixiyeen dowladihii dalka isaga danbeeyay, iyadoo loo gacan…
Yaa bixiyey Dhulkii Afisyoone ee Ciidamada Cirka Soomaaliya, Yaase la siiyey? (Dhageyso Galka Baarista)

Dhul badan oo dan guud ah ayey bixiyeen dowladihii dalka isaga danbeeyay, iyadoo loo gacan…
Qaramadda Midoobay Oo Si Kulul Uga Hadashay Weerar Lagu Qaaday Xarunta Xalane

Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in laba ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo qof qandaraasle ah…
Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo safar aan la shaacin ku tagey Gaalkacyo

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saakay safar aan horay loo sii shaacin…
Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2019

Waxaa Goordhow soo geba-gaboobay Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta,waxaana Xildhibaanada ay ansixiyeen xeer-hoosaadka Golaha iyo…
DHAGEYSI:- Xildhibaan Daahir Jeesow”Deganaansho Siyaasadeed Lama Helayo Inta Wasiir Ku Xigeen Uu Mushaar Ahaan U Qaato$7200”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in…
Dagaal Qowmiyadaha Soomaalida Iyo Cafarta Ku Dhexmaray Itoobiya & Khasaaro Ka Dhashay

Wargeyska The Reporter ee ka soo baxa magaalladda Addis Abeba ayaa qoray inay xiisadi ka…
DHAGEYSI:- Madaxweyne Xaaf Oo Ka Hadlay Dagaalka Kaxandhaale Eedeyna U Jeediyay DFS

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Dhuusamareeb…
DHAGEYSI:- Al-Shabaab Oo La Sheegay Inay Dad Ka Afduubteen Gobolka….

Shalay Gelinkii hore waxaa deegaanka Ceel Muluq ee Gobolka Shabeellaha dhexe ku dagaalamay Shabaab iyo…
Dowladda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Howlgal Ay Wadaan Ciidamada Xooga gobolka…..

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gallo lagu xaqiininayo ammaanka ka wada Waddada isku xirta Magaalooyinka…
Madaxweyne Xaaf oo baaq kasoo saaray dagaalka Maxaas iyo Kaxandhaale

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah…