Home » Entries posted by admin
Entries posted by admin
Shiirka wada tashiga Soomaali Gaalbeedee Dirdhabo oo galay malinkii 2aad

Shiirka wada tashiga Soomaali Gaalbeedee Dirdhabo oo galay malinkii 2aad

Jimce 3/8/2018 Dir dhabo Waxa sidd loogu talo galay saaka dib u furmay shiirki wada tashiiga ee magalada dir dhab ka socday oo qorshihiisu ah mudo 4 malmood ah oo sallka loogu dhigayo Aaytiinka umada soomali Galbeed oo ku dhaan madasha shirka waxa Xusid mudan in dhamaan shucuubta itobiya in ay u hanweeyn yihiin muhiimad […]

Ugaas Mustafe  Ugaaska Guud ee Umadda Barriga Afrika oo si diiran u soo dhaweyeey Errgo  Muhiim ah.

Ugaaska guud ee Barriga afrika ugaas Mustafe oo si aad u diiran ugu soo dhaweyeey Rugtta u dagan yahay ee looga arimiyo umadda somaliyeed ee Barriga  Afrika oo lagu wado in muudo 4 caano maal ah u ka socoon doono shiirka Aayo ka talinta dhulka soomaali Galbeed

Continue reading …
Breaking News Jigjiga

Ciidamo Militeri ah oo ka yimid xagaa iyo Harar ayaa ku amray Ciidamadii joogay gudaha magaalada in ay ka baxaan gudaha magaaladda, maadaama aysan ahayn goob dagaal Jigjiga , Wararku intaa Waxay ku darayaan in Magaaladda lagu soo reebay kaliya Ciidamo tiradoodu yar tahay islamarkaana dharkii booliska loo soo xiray waxayna ilaalin doonaan kaliy meelaha […]

Continue reading …
Soomali baan ahay hankaagu ha dhaafo reer hebel

Hanka iyo wadaniyadu Maaha Hadiyad la isasiiyo mana aha Wax hanti lagu baayaco ee waa hibo Eebe bixiyo Dr. Cabdiwasac Cabdullahi Bade Waa professor wax ka dhiga Jaamacadaha Ethiopia Mida ugu weyn looguna jecel yahay ee Addis Ababa University ‘AAU’ Wuxuu udhashay Deegaanka Soomaalida waana aqoon yahan Soomaaliyed Wuxuu ka qeyb galay Shir uu RW […]

Continue reading …
Tuliguleed iyo Jinacsani in ciidamo Oromo ah shacab Soomaaliyeed xasuuqeen Maxaa ka run ah ? Xaqiiqduse maxay tahay?

Dagaaladan Tuliguleed iyo Jinacsani ka jira badankoodu waxay ka dhacaan hada inta u dhaxaysa Jigjiga iyo Lafaciise, dhulkan ay dagaaladu ka dhacaana waxaa jira qabiila badan oo soomaaliyeed oo dagan. Tusaale ahaan daraad dagaaladii ka dhacay #Walga oo ka tirsan degmada #Haroorays qasaarihii ka dhashay waxaa soo dhex galay beesha #Isaaqgaar ahaan Jibriil Yooniska reerka reer Fiqi la dhaho ee […]

Continue reading …
XADHIGA XIDHIBAANKU WAXUU XAD GUDUB KU YAHAY XEERKA IYO DASTUURKA DALKA ISLA MARKAANA WAXUU KA MARKHAATI KA CAYAA DHAQANKA CABDI QAAWANE

Xildhibaan Cabdi C/llahi Xuseen oo xalay warqad Furan udirey hogaaminta deegaanka oo Cabdi iley ugu horeeyo ayaa saaka laxidhey. Waxaa layaab ah in maalmahan Cabdi iley ku sheekayanayey inuusan qofna fikirkiisa uxidhi doonin sidoo kale isbadalka democratic ee dalka ka hana qaadey inuu la jaan qaadi doono. Markuu damiirkii dhintay kadib, Waxaa shalay Garasho hadlay […]

Continue reading …
Warqad Furan oo hogaaminta Degaanka Soomaalida Ku socata, uuna dirayo xildhibaan kusugan magaalada Jigjiga kana tirsan baarlamaanka deegaanka!!

Bisha July 11, 2018, Jigjiga. Ku: Afhayeenka Golaha Shacabka Degaanka Soomaalida Itoobiya – Jigjiga Og: M/weynaha Degaanka Soomaalida. Og: Dhamaan Xubnaha Golaha Xildhibaanada Degaanka Soomalida Itoobiya – Goobtooda Afhayeenka Sharafta leh, Mudane Madax weyne iyo Xildhibaanada Sharafta shacabka huwan; Waxaan joognaa xilli aad u khatar badan degaankeena iyo wadankeena gudihiisa, oo la socda jawi siyaasadeed […]

Continue reading …
halkaan ka Daawo : VIDEO ; Waraysigii uu bixiyey Suldaan Fowzi

waraysi aad u qiimo badan oo halgamaa ceydaruus la yeeshay Suldaan fowsi Suldaan Aaqil yare , Suldaanka oo ka hadlayo tacadiya iyo dhabaatada ka jirta deegaanka Somalida Itoobiya haba u sii darnaadaam maxaabiista jeela sha ku jira  qofkii dhageystaan uu qaracan ka qaadayo bahdilka heysta shacabkeena dhamaantiis. halkaan ka daawo

Continue reading …
All anwar masjid adis ababa oo ahaa masjidkii ugu waynaa caasimada adis ababa ayaa caawa

Waxaa hada gubanayo oo uu dab ka kacay masjidul #Anwar. Dabka waxa sababay iyo qasaaraha wali lama soo sheegin waxaase lagu howlan yahay daminta dabka. Illaahay ha samata bixiye haloo soo duceeyo.

Continue reading …
Yaa mudan  in la taageero ????

Golaha wasiirada iyo madaxweyne abdi maxamud omar ayaa lacag 15 milyan birr ugu deeqay eheladii qaraxa addis ababa. Shacab Soomaaliyeed ayaa muddo sanad kudhaw qaxooti ku ah Qoloji, in badan ayaad Cabdi iley ka maqasheen Oromo ayaa nasoo qixisay na dishey iyo wax lamid ah waligiin ma maqasheen asagoo wax lacag ah ugu yaboohay?? Hadaba […]

Continue reading …
Page 1 of 108123Next ›Last »