Home » Entries posted by Hussein Xalane
Entries posted by Xalane
Wararkii U Dambeeyay Ee Weerarkii Magalada Nairobi

Wararkii U Dambeeyay Ee Weerarkii Magalada Nairobi

Abaarihii 6-dii aroornimo ee saakayto ayaa waxaa qaraxyo iyo is-rasaasayn  laga maqlayey Hotel ku yaalla Bartamaha Nairobi, hal maalin kadib, markii ay Dagaalamayaal ka tirsan Xarakadda Alshabaab gudaha u galeen Dhismaha Hoteelkaasi. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Warbaahinta in ay Ciiddanka Ammaanka Kenya ku hawlan yihiin sidii ay u gaari lahaayeen gudaha Hoteelka kale ee Grosvenor oo ku […]

Dhageyso:-Muxuu Madaxweyne Farmaajo Ka Yiri Ceyrintii Manjire Nicholas Haysom?

Dowladda Soomaaliya dalka uga ceyrisay Wakiilkii Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomalaiya Nicholas Haysom,kaidb markii ay ku eedeysay in uu ku xadgudbay midnimada Soomaaliya. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay ceyrintaas ayaa sheegay in markii Qaramada Midoobay usoo Magacaawday Soomaaliya ay u sheegeen in khilaafkasta oo soo dhexgala Soomaalda ay  iyada xalisaneyso waxkasta oo ay […]

Continue reading …
MD Farmaajo Oo Ka Qeyb Galaya Munaasibadda Caleemo Saarka Laftagareen

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in Saacadaha soo socda uu u ambabaxo Magalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. U jeedka safarka Madaxweynaha ee Baydhabo ayaa lagu sheegay in uu halkaasi uga qeybgeli doono caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) Madaxweynaha ayaa waxaa wehlin […]

Continue reading …
Shil Sababay Khasaaro Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Gobolka Togdheer

Shil Gaari oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa xalay waxa uu ka dhacay Duleedka bari ee Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer kadib markii sida la sheegay ay isku dhaceen laba gaari. Shilkaan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo kala ahaa Bas ay leedahay shirkada Bixin Group iyo mid […]

Continue reading …
DHAGEYSO:-  Wasiirka Arimaha Dibada Oo Ku Jees jeesay Danjire Haysom Kana Waramay Sababta Ay U Ceeriyeen Safiirkaas

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey sababta ay uga Mamnuuceen Dalka inuu kasii shaqeeyo Danjire Nicholas Haysom. Mr Cawad waxa uu sheegay in Gaf weyn uu sameeyey Danjire Haysom sidaa awgeedna ay dacwad ka gudbiyeen ayna Dalka inuu kasii shaqeeyo ka mamnuuceen. Axmed Ciise Cawad oo […]

Continue reading …
Yaa bixiyey Dhulkii Afisyoone ee Ciidamada Cirka Soomaaliya, Yaase la siiyey? (Dhageyso Galka Baarista)

Dhul badan oo dan guud ah ayey bixiyeen dowladihii dalka isaga danbeeyay, iyadoo loo gacan geliyey shirkado ajnabi iyo Soomaali isugu jira iyo shaqsiyaad ka tirsanaa dowladahaasi. Dhulkaasi waxaa ka mida Garoonka Afisyoone qeybo badan oo ka mida, waxaana taliska ciidamada cirka uu ka hadlay shirkadaha iyo dadka la siiyey dhulkoodii oo qaarkiis ay UN-ka […]

Continue reading …
Yaa bixiyey Dhulkii Afisyoone ee Ciidamada Cirka Soomaaliya, Yaase la siiyey? (Dhageyso Galka Baarista)

Dhul badan oo dan guud ah ayey bixiyeen dowladihii dalka isaga danbeeyay, iyadoo loo gacan geliyey shirkado ajnabi iyo Soomaali isugu jira iyo shaqsiyaad ka tirsanaa dowladahaasi. Dhulkaasi waxaa ka mida Garoonka Afisyoone qeybo badan oo ka mida, waxaana taliska ciidamada cirka uu ka hadlay shirkadaha iyo dadka la siiyey dhulkoodii oo qaarkiis ay UN-ka […]

Continue reading …

Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in laba ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo qof qandaraasle ah ay ku dhaawacmeen weerarro loo adeegsaday hoobiyayaal oo lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobay ee ku dhex taalla Xalane. Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midiobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom ayaa sheegay in toddoba madfac lagu soo riday xarunta, waxaana uu […]

Continue reading …
Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo safar aan la shaacin ku tagey Gaalkacyo

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa saakay  safar aan horay loo sii shaacin ku tagay Magaalada Gaalkacyo . Madaxweynaha ayaa booqashaddiisa aysan ka warqabin Waxgaradka iyo Bulshada Gaalkacyo, waxaana la sheegay in gudaha Madaxtooyadda Gaalkacyo uu kula shirsan yahay qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada. Safarka deg deg ah ee madaxweynaha Puntland ayaa […]

Continue reading …
Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2019

Waxaa Goordhow soo geba-gaboobay Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta,waxaana Xildhibaanada ay ansixiyeen xeer-hoosaadka Golaha iyo Miisaaniyadda Dowladda ee 2019. 174 Xildhibaan ayaa ogolaaday ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2019  ma jirin Xildhibaan ka aamusay ama diiday ansixinta miisaaniyadda dowladda 2019. Shalay ayaa Xildhibaanada Golaha Shacbaka waxa ay dood adag ka yeesheen miisaaniyadda Dowladda ee 2019,waxaana jira […]

Continue reading …
Page 1 of 462123Next ›Last »