Home » Entries posted by Hussein Xalane (Page 2)
Entries posted by Xalane
DHAGEYSI:- Xildhibaan Daahir Jeesow”Deganaansho Siyaasadeed Lama Helayo Inta Wasiir Ku Xigeen Uu Mushaar Ahaan U Qaato$7200”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in Xeer-hoosaadka Golaha ay qeyb ka tahay in Xildhibaan walba xilliga fsaxa uu dib ugu laabto deegaanada laga soo doortay hadana dhaqaaliii ku bixi lahaa uusan heysan. Waxa uu sheegay Xildhibaanka in dalkaan aan xasilooni Siyaasadeed aan laga heleyn inta Wasiir […]

Continue reading …
Dagaal Qowmiyadaha Soomaalida Iyo Cafarta Ku Dhexmaray Itoobiya & Khasaaro Ka Dhashay

Wargeyska The Reporter ee ka soo baxa magaalladda Addis Abeba ayaa qoray inay xiisadi ka dhex aloosan tahay Qowmiyadaha Soomaalida iyo Cafarta, kuwaasi oo isku haysta milkiyadda Deegaan lagu magacaabo Endefo ama Kebele yareey oo ku taalla xuduudka ay wadaagaan Maamul-gobaleedyadda Soomaalida iyo Cafarta. Wargeyska The Reporter waxa uu ogaaday in dagaal bishan December 25-dii […]

Continue reading …
DHAGEYSI:- Madaxweyne Xaaf Oo Ka Hadlay Dagaalka Kaxandhaale Eedeyna U Jeediyay DFS

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Dhuusamareeb ayaa si kuul uga hadlay dagaalka Kaxandhaale,isaga oo dhinaca kale eedeyn u jeediyay Dowladda Federaalka.   Waxa uu marka hore Madaxweyne Xaaf u tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalka Kaxandhaale,sidoo kale waxa uu caafimaad u rajeeyay,waxaana uu ugu baaqay maleeshiyaadka dagaalamaya […]

Continue reading …
DHAGEYSI:- Al-Shabaab Oo La Sheegay Inay Dad Ka Afduubteen Gobolka….

Shalay Gelinkii hore waxaa deegaanka Ceel Muluq ee Gobolka Shabeellaha dhexe ku dagaalamay Shabaab iyo Koox la magac baxday Macaawisley oo ah Shacab is aruursaday. Dagaalkaas kadib ayaa la sheegay in Shabaab la wareegeen deegaanka Ceel Muluq oo hoostaga degmada Cadale sidoo kalena ay dad ka afduubteen. Horjoogaha  Kooxda Macaawisleyda oo lagu Magacaabo Axmed Khadar […]

Continue reading …
Dowladda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Howlgal Ay Wadaan Ciidamada Xooga gobolka…..

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gallo lagu xaqiininayo ammaanka ka wada Waddada isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba. Taliyaha Ururka 35-aad Guutadda 7-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Korneyl; Maxamed Caraaye “Foofoo” ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howl-galkaasi uu ku wajahnaa la dagaallanka Al-Shabaab iyo sidii looga saari lahaa wadadaas. Dadka Shacabka […]

Continue reading …
Madaxweyne Xaaf oo baaq kasoo saaray dagaalka Maxaas iyo Kaxandhaale

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda degaanka Dudan cade ee duleedka Degmada Maxaas, isaga oo sheegay in Galmudug ay ka go’antahay in si dhaw xal u helida arinta ay uga kaashato Maamul Goboleedka Hirshabelle si xal waara looga gaaro colaada, si loo […]

Continue reading …

Iyada oo dagaal beeleedyo ay ka socdaan deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa walaac xoogan ka muujiyay Xildhibaano ka tirsan  Dowlad Goboleedka Galmudug oo beel ka mid ah kuwa dagaalamaya ay kasoo jeedo. Xildhibaan Cismaan Cabdullaahii dhowre oo ka mid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in dagaaladaas ay ka walaacsan yihiin,isla markaana ay bilaabayaan […]

Continue reading …
Madaxweynaha Hir-shabeelle oo ku baaqay Joojinta Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay dagaal-beeleedyada ka soo cusboonaaday Degaanno Hoos Yimaada Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan inay yihiin kuwo lagu taageerayo  Al-shabaab, isagoo ugu baaqay waxgaradka beelaha inay joojiyaan colaadahaasi, waxaana uu carabka ku adkeeyay in aan loo baahneyn xiligan dhiig si macno daro ah loo daadiyo, iyadoo uu ka […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Hirshabeelle oo sheegtay in dhaqaallo lagu bixinaayo Maleeshiyaadka ku Dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Warar Naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Maleeshiyo u abaabulan qaab beeleed ay wali ku dagaallamayaan degaano hoos yimaada degmada Maxaas. Ku dhawaad 15 qof ayaa ku dhimatay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolka Hiiraan, waxaana maamulka gobolka iyo Waxgaradka Hiiraan ay ku fashilmeen haginta dagaallada ka socda duleedka degmada […]

Continue reading …
Heshiiskii Ay DFS La Gashay 31 Shirkado Kalluumeysi Oo Digniin Laga Soo Saaray

Wargeyska Quartz oo ay Xarumihiisa Dhexe ku kala yaallaan magaallooyinka New York iyo London waxa uu maanta Warbixin dheer ka qoray Heshiiskii ay DFS la gashay 31 Shirkado Kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, kuwaasi oo loo fasaxay inay muddo sannad ah ka kalluumeystaan Badda Somalia oo ah tan ugu dheer Qaaradda Afrika. Wargeyska waxa uu […]

Continue reading …