Home » Entries posted by Hussein Xalane (Page 447)
Entries posted by Xalane
Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaranka oo la kulmay hay’ado iyo deeqbixiyayaal

29/12/2016 (FAAFANNEWS) Guddigga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, ayaa kulan looga hadlaayey dardar gelinta  hawlaha gar-gaar ee ay u baahan yihiin dadka ay Abaaruhu saameeyeen la yeeshay  UNka, deeqbixiyayaasha, iyo hay’adaha caalamiga ah, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka  Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in shirkii ugu horeeyay ee guddiga ay kaga hadleen sidii loo diyaarin lahaa hal […]

Continue reading …
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo bilaabayo Horyaalada Maamul Goboleedyada

    Xoghaya Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay in Horyaalkii ugu horreeyey ay ku bilaabi doonaan ilaa siddeed kooxood oo laga kala dhisay Maamul goboleedka Jubbaland halkaasoo uu xiriirku ka saacidayo dhismaha kooxahaasi. Xoghayaha Xiriirka Kubadda Cagta Cabdiqani Saciid Carab ayaa faahfaahin ka bixiyey muddada ay u qorsheeyeen inuu socda Horyaalka […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Khaatuma oo eedeyn kulul u jeedisay Soomaaliland

Iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Maamulka Soomaaliland Sacad Cali Shire uu beeniyay in uu heshiis dhexmaray Maamulada Khaatuma iyo Soomaaliland ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Maamulka Khaatuma. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Maamulka Khaatuma Abshir C/casiis Sheekh oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu sheegay nasiib daro in uu yahay hadalka ka soo baxay Wasiirka Arrimaha […]

Continue reading …
DHAGEYSO WARKA SUBAX WARBAAHINTA RADIO WADANI 29/12/2016

Dhageystayaal kusoo dhawadaa warka subax  ee warbaahinta radio wadani ee golaha midnimada soomaliyeed kana  dhageystaan   Faafan News    subax waliba xiliga  geeska  africa da bari waxa soo jeedinaya wariye hussein maxamed xalane waxa ow idinkaga imanaya magalada muqdisho dhageysi  wacan HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO

Continue reading …
DHAGEYSO: Koonfur Galbeed oo beenisay in uu tanaasulay Shariif Xasan

  Koonfur Galbeed ayaa beenisay in uu tanaasulay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif  Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimada Soomaaliya. Ku simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa sheegay in aysan dhici doonin in uu tanaasulo Madaxweyne Shariif. Waxaa uu sheegay in uu ku yimid Shariif Xasan […]

Continue reading …
CUBA OO MEEL-MARISAY IN AAN LA WAYNAYN FIDEL CASTRO

  Baarlamaanka Cuba ayaa cod aqlabiyad ah ku meel-mariyay sharci mamnuucaya in dhismeyaal, wadooyin amaba taalooyin loogu magacdaro madaxwaynihii hore ee geeriyooday Fidel Castro Ruz. Walaalkiis Raúl Castro oo hadda Xukunka dalkaasi Cuba haya ayaa sheegay in walaalkii uu ka soo horjeeday in aad loo wayneeyo ama aad loo maamuuso uuna horay u sii codsaday […]

Continue reading …
DHAGEYSO WARKA HABEEN EE WARBAAHINTA RADIO WADANI 28/12/2016

Dhageystayaal kusoo dhawadaa warka habeen ee warbahinta radio wadani kana  dhageystaan   Faafan News   habeen  waliba xiliga geeska africa da bari waxa soo jeedinaya wariye hussein maxamed xalane waxa ow idinkaga imanaya magalada muqdisho dhageysi  wacan HALKAN KA DHAGEYSO

Continue reading …
WAR DEG DEG AH:- Sarkaal Ka tirsanaa Hay’adda ICRC oo degaanka Camaara lagu toogtay

Sida ay xaqiijinayaan Wararka naga soo gaaraya deegaanka Camaara oo Hay’adda ICRC Raashiin samafal ay ka qeybineysay ayaa lagu soo warraamayaa in iyadoo howlahaas adeega Gargaar ah ay socdaan Rasaas lagu furay Madaxda Hay’addaasi islamarkaana uu ku geeriyooday Madaxii Gobollada Dhexe ee Hay’adaasi ICRC. Wararka ayaa sheegaya in ilaalada Masuuliyiinta Hay’adda ICRC ee maanta la […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Somaliland oo sheegtay khaatumo in ay ka mid tahay Somaliland

Wasiirka arimaha dibada maamulka Somaliland Sacad Cali Shire  oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Mowqifka maamulka Somaliland ee ah gooni isku taaga in aysan dhici doonin in ay marnaba  ka tanaasulaan. Wasiirka waxaa uu sheegay in wahadalada u dhaxeeya maamulka Somaliland iyo Khaatuma in ay yihiin kuwo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka ka […]

Continue reading …
Barcelona Oo Raadineysa Macalinkii Badali Lahaa Luis Enrique

  Kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa lagu soo waramaya iney raadineyso macalin cusub kadib markii ay ku adkaatay iney hubiso in Luis Enrique uu sii joogi doono. Jariirada Sport ee kasoo baxda Spain ayaa ogaatay in Barcelona ay ka walaacsan tahay macalinkooda kaas oo aan wali wax heshiis ah kooxdda u kordhin. Maamulaha Barcelona […]

Continue reading …