Home » Entries posted by xassan abdi goohe (Page 463)
Entries posted by KISMAAYO

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in mar walbo ay diyaar u yihiin difaaca dalka iyo dadkooda, islamarkaana ay garab siin doonaan cid walbo oo isku diyaarisa in dalka ay difaacdo. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi oo ka hadlayey dagaal dhawaan dad deegaanka ah iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ayaa sheegay in shacabka […]

Continue reading …
Guddiga Doorashada Dadban Iyo Galmudug Oo Ka Shiray Arrimaha Doorashooyinka

    24/11/2016 (FAAFANNEWS) Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Heer federaal Cumar Maxamed Cabdulle ayaa maanta gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa wafdigan kusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadaado. Soo dhoweyn […]

Continue reading …
Micheal Keating “Talaabada Lagu Dhamasytiray Aqalka Hoose ee Jubba-land Waa Tubta Dowladnimada

24/11/2016 (FAAFANNEWS) Madaxweynaha Jubaland iyo Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa Maanta si wada jir ah xariga uga jaray qayb Cusub oo si casri ah loo dhisay oo lagu kordhiyay guriga Martida Jubb-aland. Micheal Keating oo booqasho hal maalin ah ku tagay Magaalada Kismaayo ayaa goob joog ka noqday […]

Continue reading …
dhageyso warka habeen ee golaha midnimada soomaliyeed

 

Continue reading …

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa mid gaari loogu soo xiray sargaal katirsanaa ciidanka ilaalada Safaarada Imaaraadka ku leedahay magaalada Muqdisho, waxaana qaraxaasi ku dhintay sargaalkii gaarigaasi watay. Gudoomiyaha Degmada Shibis ayaa Warbaahinta u sheegay in qaraxa uu ahaa mid gaari lagu soo xiray waxa uuna xaqiijiyay in kaliya uu ku dhintay qaraxasai sargaalkii […]

Continue reading …
C/weli Gaas oo sheegay in Hal Malyan oo dollar ay ku bixinayaan wax ka qabashada abaaraha ka jira deegaanada Puntland

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay in lacag gaaraysa Hal Malyan oo Dollar laguna bixin doono Abaaraha ka jira gobalada Puntland. Madaxweynaha ayaa sheegay in cabsi weyn laga qabo in ay abaaraha sii socdaan, isagoo sheegay in ay hadda abaaruhu marayaan meel halis ah oo hadda la marayo. Madaxweyne Gaas […]

Continue reading …

Xakaraka Al-shabaab Ee Dagaalanka Somalia ayaa la sheegay in Deegaan ku dhow degmada Jilib ay ku qabteen inuu la dhashay Madaxweyne Xasan Sheekh, kaasi oo halkaasi safar ku ahaa Isla Markaana Al Shabaab Lagu Wargaliyey Inu Howlo Shaqo Ku Joogo Halkaasi. Ninkaan oo Baahinta Magaciisa Laga Gaabsaday ayaa La Tilmaamayaa iney Qaraabo oo Kaliya yihiin […]

Continue reading …
Page 463 of 463« First‹ Previous461462463