Home » Archives by category » CIYAARAHA
Puntaland:- Camey oo ka laabtay Dacwad uu kusoo oogay MD Gaas

Puntaland:- Camey oo ka laabtay Dacwad uu kusoo oogay MD Gaas

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta shaaciyay in uu ka laabtay dacwad uu kusoo oogay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Dacwadda ayaa ku aadaneyd Murankii ka dhashay Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee ay kala Magacaabeen labadda Masuul. Madaxweyne ku xigeenka waxaa uu sheegay in uu tanaasulay ka dib markii uu […]

Wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka badda, Cabdillahi Bidhaan Warsame ayaa maanta saxiixi doonaa shatiyadaasi oo la siin doono iskaashatada COFA ee dalka Shiinaha oo ah 32 (Shati). Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay markii ugu horreysay muddo 30 sano ah si daahfuran u bixiso shatiyo kalluumeysi oo la siinayo iskaashatooyin ka soo jeedo dalka Shiinaha. […]

Continue reading …
Dhageyso:-Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Shaaciyay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo

Maalin ka hor ayay aheyd markii Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay mooshin ka gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Inta badan Shacabka Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiinta qaarkood ayaa waxa ay aaminsan yihiin in mooshinkaas laga soo abaabulay dalal Shisseeye,hayeeshee taas waxaa ka duwan Siyaasi Salaad Cali jeelle. Siyaasiga oo Wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan ayaa waxa […]

Continue reading …
DHAGEYSI:- Gudoomiye Xigeen Mahad Cawad Oo Soo Saaray Go’aano Ka Dhan Ah Guddoomiye Mursal

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa amar ku bixiyay in aan lagu shiri Karin Xarunta Guddiyada Golaha Shacabka inta uu jiro khilaafka ka dhashay mooshinkii Madaxweyne Farmaajo. Mahad Cabdalla Cawad ayaa War-Saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku go’aamiyay. 1: In Maamulka Golaha ee […]

Continue reading …
Dhageyso:-Guddoonka Golaha Shacabka Oo Ku Kala Qeyb Samay Mooshinka Laga Gudbiyay Madaxweyne Farmaajo

Shalay gelinkii dambe ayaa Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka waxa ay mooshin xilka qaadis ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo u gudbiyeen Guddoomiyaha Golaha Shacbaka,waxana taasi keentay inay ku kala qeyb samaan Guddoonka Golaha Shacabka. Guddoomiye ku xigeenada 1aad iyo 2aad ee Golaha ayaa sharcidaro waxa ay ku tilmaameen mooshinkaas,iyaga oo sheegay in xilligaan uusan ansax […]

Continue reading …
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacbaka Cabduweli Ibraahim Muudeey ayaa sheegay in mooshinka Xildhibaanada ay ka keeneen Madaxweynaha uu yahay mid sharcidaro ah.  Isaga oo uu garabkiisa fadhiyay guddoomiye ku xigeenka 1aad Cabduweli Ibraahim Muudeey ayuu sheegay in xilligaan aysan sharci aheyn in Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu qabto mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya,maadaama sida u sheegay aysan wadanka ka dhisneyn Maxkamad Dastuuri ah   “Cawaaqib Xumada Ka Dhalata Mooshinka Uu Aqbalay Guddoomiye Mursal Isaga oo ogsoon in aysan Jirin Maxkamad Dastuuri Ah Wixii Ka yimaado isagaa Masuul ka ah oo og halka uu la aadayo”  Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay horay ugu digeen in uusan qaban mooshin ka dhan ah Madaxweynaha ilaa laga dhisayo Maxkamada Dastuuri ah. Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada ayaa isku khilaafsan xilligaan mooshinka laga gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.  HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO.

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacbaka Cabduweli Ibraahim Muudeey ayaa sheegay in mooshinka Xildhibaanada ay ka keeneen Madaxweynaha uu yahay mid sharcidaro ah. Isaga oo uu garabkiisa fadhiyay guddoomiye ku xigeenka 1aad Cabduweli Ibraahim Muudeey ayuu sheegay in xilligaan aysan sharci aheyn in Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu qabto mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya,maadaama […]

Continue reading …
Somaliland oo amar culus kusoo rogtay Iskuulada sida gaarka ah loo leeyahay

Somaliland  ay soo saartay amar ka dhan ah Iskuulada sida gaarka ah loo leeyahay ee aanan gacanta Xukumadda ku jirin. Aamarkaani kasooo baxay Wasaaradda waxbarashada Somaliland aya ah in wax ruqsad ah ama ogolaasho la siin karin ilaa amar dambe dadka doonaya in ay furtaan Iskuullo hor leh oo gaar loo leeyhay, sidaas si lamid ahna […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Go’aan Ka Soo Saaray Kala Diristii Guddiga Maaliyadda Farriina U Diray Guddiga

Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxa uu waxba kama jiraan ka dhigay kala diristii guddoomiye ku xigeenka 1aad Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka. Qoraalka ayaa waxa uu Guddoomiye Mursal ku sheegay in isaga oo adeegsanaya qodob dastuuri ah uu meesha ka saaray kala diristii guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka,isla markaana […]

Continue reading …
Sawirro:- Madaxweynayaasha Jabuuti Iyo Suudaan Oo Gaaray Dalka Itoobiya

Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir iyo wufuud ay hoggaaminayaan ayaa Maanta waxa ay gaareen Magalada Jimmi ee Ismaamulka Oromada dalka Itoobiya. Wafdiga ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Xubno kale oo ka tirsan Dowladda iyo Ismaamulka Oromada Itoobiya. Madaxda Saddexda dal ayaa […]

Continue reading …
Dhageyso:-Jubbaland Oo Aqbashay Dadaalada Uu garwadeenka ka hayay Aqalka Sare

Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa weli ku sugan wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare,iyaga oo halkaasi u tegay isku-soo dhaweynta Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland. Xubnaha labada Gole ee Jubbaland iyo Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulkaas ayay wafdi la kulmeen,iyaga oo kala hadlayay sidii xal looga gaari lahaa khilaafka Madaxda Dowladda […]

Continue reading …
Page 1 of 401123Next ›Last »