Home » Archives by category » dhacdooyinka
DHAGEYSI:- Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Jawaabay Eedeyntii Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka

DHAGEYSI:- Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Jawaabay Eedeyntii Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka

Dhawaan  Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka  waxa ay wax is daba marin ku eedeeyeen hey’addaha dowladda iyo Gobolka Banaadir,iyaga oo dalbaday inWasaaradda Maaliyadda iyo Gobolka Banaadir laga hakiyo miisaaniyadda Maaliyadeed. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka jawaabay eedeyn ka timid Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka. Wasiir Beyle ayaa sheegay in lacag kasta halka […]

DHAGEYSO:- Amaro Lagu Soo Rogay Shacabka Degmada Balad-Xaawo 

Shalay Gelinkii dambe ayaa waxa diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen Saldhigyo dagaalmayaasha Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano ka tirsan koonfurta gobolka Mudug. Deegaanka ay duqeynta ka dhacday deegaan lagu Magacaabo Camaleey oo u dhow deegaanka Caad ee Gobolka Muudg,waxana la sheegya in la beegsaday Saldhigyo ay lahaayeen Al-Shabaab. Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Galmudug Cabdi Kariin […]

Continue reading …
Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibadda Finland

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Finland, Samuli Virtanen oo Muqdisho soo gaaray. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Finland, Samuli Virtanen, ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dawladood, fududaynta isu socodka, kor-u-qaadidda taageerada Finland ay siiso Soomaaliya, […]

Continue reading …
Sawirro:-Wasiir Beyle Oo Shir Guddoomiyeyay Kulanka Todobaad Laha Ah Ee Deyn Cafinta

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta guddoomiyeyay kullanka todobaad laha ah ee Barnaamijka geedi socodka deyn cafinta Soomaaliya ee SMP3. “Maanta waxaan shir gudoomiyay kulanka Todobaad laha ah ee  SMP3, Waxaan diiradda Ku saarnay howlaha na horyaala iyo u diyaar garowga arimaha SMP3 nagala doonaya in aan fulino,” ayuu yiri Wasiir […]

Continue reading …
DEG DEG:-Dagaal Ka Socda Deegaan Ka Tirsan Gobolka Galgaduud 

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal culus uu ka socdo deegaanka Dhagaxyaale oo 50km u jira degmada Guriceel ee Gobolkaasi Galgaduud. Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Galmuudg iyo Al-Shabaab,waxana dagaalka uu yimid kadib markii deegaanka lagu dagaalamayo ay soo galeen rag ka tirsan Al-Shabaab. […]

Continue reading …
Sawirro:-Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Gaaray Kismaayo

Magalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland waxaa Maanta gaaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay. Wafdiga ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha Magalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland,Kuxigeenkiisa iyo Xubno kale oo ka tirsan Maamulkaas. Soo dhaweyn kadib Madaxweyihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed […]

Continue reading …
Dhageyso:- Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Faah Faahiyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika 

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa dalka Itoobiya uga qeyb galay Shir Madaxeedka Midowga Afrika,waxana uu faah faahin ka bixiyay qodobadii ka soo baxay shirkaas. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in shirka oo socday mudo labo cisho ah ay ku wehlinayeen Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda arrimaha […]

Continue reading …
DHAGEYSI:- Shacabka Magalada Burco Oo Ka Horyimid Socdaalka Muuse Biixi

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaal ku maraya Gobalada Bari ee Soomaliland,waxaana xalay uu ku hoyday Magalada Berbara,iyada oo lagu wado in uu tago Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Shacabka Magalada Burco ayaa waxa ay sheegeen inaysan u diyaar garoobin soo dhaweynta Madaxweyne Muuse Biixi,isla markaana aysan diyaar u aheyn inay soo dhaweeyaan. […]

Continue reading …
Qodobo Ka Soo Baxay Shir Madaxeedkii Midowga Afrika Ee Adis Ababa

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay inuu u soo gaba-gaboobay shir Madaxeedkii Midowga Afrika oo isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay kaga qeyb galeen magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in shirka oo socday mudo labo cisho ah ay ku wehlinayeen Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya […]

Continue reading …
Madaxweynaha Soomaaliya Oo U Ambabaxay Dalka Talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Talyaaniga, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay dowladda Talyaaniga. Madaxweynaha iyo madaxda dalka Talyaaniga ayaa ka wada hadli doona dib u xoojinta iskaashiga iyo xiriirka labada dal ee dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Sidoo kale, labada dhinac […]

Continue reading …
Page 1 of 329123Next ›Last »