Home » Archives by category » dhacdooyinka (Page 326)
MW Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Mudane Fahad Yaasiin oo ah nin dhallinyaro ah, karti iyo hufnaan aan ku bartay, kana soo dhalaali kara shaqada qaran ee […]

Continue reading …

Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa caawa lagu dilay laba Xidigle ka tirsanaa qeybta Caafimaadka ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.                                                                       […]

Continue reading …
Ra’isul Wasaare Kheyre:  oo booqday xarunta Taliska ciidanka Booliiska lana kulmay Saraakiil (Daawo Sawirada)

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta booqday xarunta Taliska ciidanka Booliska Somaliyed, halkaasi oo uu kulan kula qaatay Saraakiisha ciidamada. Booqashada Ra’iisal Wasaaraha uu ku tagay xarunta Taliska ciidanka Booliska Somaliyed, ayaa waxaa ku wehlinaayay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Xildhibaano Baarlamaanka ka mid ah. Taliyaha ciidamada Booliska Somaliyed General C/xakiin Daahir Saciid […]

Continue reading …
Ciimada Amaanka Puntland Oo Boosaaso Ku Qabtay Walxaha Qarxa Iyo Raggii Waday

Ciidamada Amaanka  maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari ku qabtay Lab nin iyo sidoo kale walxaha qaraxa oo la sheegay iney wadeen. Howlgal ay ciidamadan sameeyeen ayeey ku qabteen gaari nooca loo yaqaan Candho Meydle oo walxahan iyo qalab kale hoos loo dhigay sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada howlgalkaan sameeyay. Walxaha la […]

Continue reading …
World Bank approves US$50 Million in support of Emergency Drought Response in Somalia

A boy looks at a flock of dead goats in a dry land close to Dhahar in Puntland, northeastern Somalia, on December 15, 2016. Drought in the region has severely affected livestock for local herdsmen   The World Bank said on Tuesday it has approved $50 million in emergency funds to help Somalia cope with its worst drought in decades. […]

Continue reading …
Bangiga Adduunka Oo 50 Milyan Oo Dollar Ku Bixinaya  Arrimaha Abaaraha  Soomaaliya

Bangiga Aduunka ayaa talaadadii ogolaaday $50 million oo macaawino degdeg ah la siiyo Soomaaliya si wax looga qabto abaaraha iyo gaajada dalka ka jirta.                                                               […]

Continue reading …
Wasiirka Arrimaha Dibadda: Yusuf Garaad Oo Ka Hadlay Maxaabbiista Soomaaliyeed ee Dibadda ku Xidhan 

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar oo aan la hadlin saxaafadda, mar walbana bartiisa soo dhigo wararka muhiimka ah ee waxqabadka wasaaradda ayaa waxaa uu soo daabacay warbixin ku saabsan Maxaabbiista Soomaaliyeed ee Dibadda. Hadaba, Halkan Ka Akhriso, Qoraalka Wasiirka Ee Maxaabbiista Soomaaliyeed ee Dibadda: Waxaa maalmahaan socda olole lagu dalbayo in ay Dowladdu u […]

Continue reading …
Dowladda Soomaaliya: Laamaha Amniga Waala xisaab Tamaya+Maqal

Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay shaacisay in ay bilowday isla xisaabtanka dhanka Hay’adaha hoos yimaada Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya.                                   Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Amniga dowladda Cabdinaasir Saciid Muuse ayaa waxa uu sheegay in si adag loola xisaabtamaayo Hay’adaha […]

Continue reading …
Somaliland Maxay ka Tiri Wareejinta Maamulka Hawadda Soomaaliya +Maqal

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Warar maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay oo ku aadana in dowladda Soomaaliya lagu wareejinaayo maamulka Hawada. Wasiirka Wasaaradda duulista Hawada maamulka Somaliland Farxaan Aadan heybe ayaa sheegay in Somaliland marnaba aysan aqbali doonin in hawadda lagu wareejiyo dowladda Soomaaliya inta ay Soomaalidu ay dirirsan tahay. Wasiirka ayaa sheegay hadii ay […]

Continue reading …
Hadalo ka mid ah Khudbadii Jilaaga weyn uu ka jeediyeey cadaado

Hadalo Kamid ah Khudhbadii  Jilaaga weyn Axmed Madoobe uu ka jeediyeey Cadaado. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Isagana wixii uu galmudug ka qabto ayaa Qiimeyn u noqon doonta , waxaan rajeenayaa markan oo kale marka uu madaxweynaha meel yimaado oo meel kale tago oo uu ku wareego maamul goboleeydada wuxu dareemayaa waxa dalka ka jira baahida taalo […]

Continue reading …