Home » Archives by category » DIINTA
War Deg Deg Ah  Cabdi iley oo Xabsiga la dhigay Saacadan an joogno

War Deg Deg Ah Cabdi iley oo Xabsiga la dhigay Saacadan an joogno

Dirdhabo Sabti War deg deg ah oo soo gaadhay Faafaannews waxa sacaad ka hor xabsiga loo jiiday  ninki ugu dhaqanka xuma guud ahan soomalida maamulka soo martay Bariga afrika. Dhaqanllaawe Abdi ileey oo waiba inyar uga badbadey in xabadi ku dhacado kadib marku diiday in u furo Albaabka guriga u dagana oo loogu tagay waxa  […]

Shiirka wada tashiga Soomaali Gaalbeedee Dirdhabo oo galay malinkii 2aad

Jimce 3/8/2018 Dir dhabo Waxa sidd loogu talo galay saaka dib u furmay shiirki wada tashiiga ee magalada dir dhab ka socday oo qorshihiisu ah mudo 4 malmood ah oo sallka loogu dhigayo Aaytiinka umada soomali Galbeed oo ku dhaan madasha shirka waxa Xusid mudan in dhamaan shucuubta itobiya in ay u hanweeyn yihiin muhiimad […]

Continue reading …

Bishaaro cusub

No Comment
Bishaaro cusub

Waxaad ogtihiin in dhamaan dawladaha reer galbeedku ay mudaba indhaha ka qarsanayeen tacadiyada, kufsiga iyo ku tumashada xuquuqda aadana ee kajira maamulka deegaanka soomaalida iyo meelo badan oo kamida Itoobiya. Hada sanadka cusub waxaa soo kordhay in ay jiraan kacdoono isku xidhan oo cabashadoodu meelo badan gaadhay. Hadad ku nooshahay wadamadan soo socda fadlan lahadal […]

Continue reading …
Tacsi Tiraanyo leh.Bahdda Faafannews, INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN waxa Bahdda Faafannews  tacasi  Murugo leh u direysa dhamaan  Umada Somaliyeed  iyo Qoyski iyo qarabadi u ka Baxay Marxuum Sheekh Cabdullahi Aw Xuseen oo ku geeriyodey Magalada Addis ababba  oo Ass Qaran lagu assayo Casumada Jigjiga oo u deegana  waxan Allah uga baryeeyna  janadisa qaliga ah ku abaabmariyo Anagna […]

Continue reading …
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxan Tacsi Tiraanyo leh,hallkan uga direyna dhamaan Qoyska iyo Ehelada iyo qarabadda  iyo dadweeynaha somaliyeed ee deeganka  geeska afrika geerida ku timiid Mufte Sheekh Abdullahi Aw Hussen oo ku geeriyodey magalada Addis abbab  Asskisuna ka dhici doono manata Magalda jigjiga,                    Waxaan Eebe uga baryeeyna inu janadisa […]

Continue reading …
DAAWO:- Xaflad heer sare ah oo lagu qabtay Kismaayo iyo Ra’isal Wasaaraha oo ka qiirooday Hal Arrin

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa lagu qabtay Xaflad lagu soo dhaweynaayay sidoo kalena lagu sagootinaayay Wafdiga Wasiirada ah ee uu hogaaminayo Ra’isal Wasaare Xasan Cali Khayre. Xaflada oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ay ahayd mid isugu jirta Casho Sharaf  Kaftan iyo Reynreeyn u saldhiigu ah Kalsoonida aminiga leh […]

Continue reading …
Asmara in the World Heritage List: Between the Realities of Nomination and Beyond+Video

Asmara´s unique urban heritage was ironically protected since the 1940s till independence as no major construction took place during those years. The period was marked by the strong sentiment of Eritreans to own their capital amid the long struggle for independence and the city became the hallmark of pride after the liberation of the country […]

Continue reading …
Israa’iil oo baajisay salaaddii Jimcaha ee lagu tukan lahaa Masaajidka Al Aqsa

  Booliiska ayaa sheegay in ay dhaawacmeen saddex askari oo booliis ah, labo ka mid ahna uu dhaawacoodu halis yahay. Warbaahinta Israa’iil waxay sheegtay in toogashadaasi ay ka dhacday qaybta qadiimiga ah ee magaalada oo u dhaw masaajidka barakaysan ee Al Aqsa oo ay Yuhuudduna u taqaanno Temple Mount. Booliiska Israa’iil ayaa hadda aagaas xiray […]

Continue reading …
Raaligalin akhristayaasha Faafannews hakadkii nagu dhacay

Faafannews  Akhristayaasha faafannews  sharafta leh waxaan ka raaligalineynaa hakadkii dhawrkii maalmood ee lasoo dhaafay ku dhacay wararkii iyo qoraaladii aan sida joogtada ah idiinku soo gudbineyney. Hakadka ayaa waxaa ugu wacnaa cilad xagga internetka ah oo Soomaaliya badankeeda qabsatay, taasi oo aan hadda xal waara ka gaarnay, wixii hadda ka dambeeyana si joogto ah ayaan […]

Continue reading …
Urur diimeedka Al-Saadicuun Bil xaq oo khilaaf ka dhex abuuray maamulka Puntland

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Camey ayaa ka hadlay shir dhawaan ay ku wada qaateen magaalada Garowe Maamulka Gobolka Nugaal, Taliyaha la dagaalanka Argagixisada iyo Rag ka tirsan Ururka Al-saadicuun Bil xaq oo horey Puntand iyo dowlada federaalkuba u mamnuuceen. Camay ayaa sheegay in Ururka AlSaadicuun Bil-xaq uu xaaraan yahay, dowladda Puntland ay ku […]

Continue reading …
Page 1 of 3123