Home » Archives by category » DIINTA (Page 2)
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay waxa ay tahay kooxda diimeedka Al-Saadicuun-Bil-Xaq

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ugu jira dowlada federaalka Soomaaliya ayaa fariin maqal iyo muuqaal ah oo uu soo duubay laguna faafiyey baraha bulshada kaga hadlay Koox diimeedka Al-Saadicuun-Bil-Xaq. Shiikha ayaa sheegay in kooxdan ay tahay koox aaminsan fekerka takfiiriga ah ee lagu gaaleysiiyo muslimiinta ayna si qaldan diinta ugu faafinayaan Shacabka Soomaaliyeed. […]

Continue reading …
Wasiirka Warfaafinta Somalia oo kulan gaar ah la qaatay Danjire David Concar (Daawo Sawirro)

Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa shalay kulan dheer la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya David Concar oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin horumarinta warbaahinta dalka, Shirka London ee 11ka May iyo arrimo kale. Wasiir Eng. Yarisow ayaa Safiirka UK uga mahadceliyey doorka hoggaamineed ee UK […]

Continue reading …
Mohammad Ali’s son asked, ‘Are you Muslim?’ by border agents

.Feb 26, 2017 US Faafannews Muhammad Ali’s son, who bears the boxing great’s name, was detained by immigration officials at a Florida airport and questioned about his ancestry and religion in what amounted to unconstitutional profiling, a family friend said Saturday. Ali Jr., 44, who confirmed his Muslim faith, was detained about two hours, despite […]

Continue reading …
Sheekh Idiris “Bishaaro Bishaaro Bishaaro Ilaahay Wuxuu aqbalay Ducadeenii, Ilaahay ayaa Farmaajo inoo dooray”

    Sheekh Maxamed Idiris oo Allah u mahad celiyeey hanbalyana u diray Shacabka somaliyeed iyo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamad Cabdullahi(Farmaajo). Farmaajo ayaa maanta loo dhaariye jagada madaxweynonimada. Si xaqiiqa ahna u sheegay qadarka allah iyo inu ku faraxsan yahay allah inu u dooro farimaajo.

Continue reading …
DHAGEYSO WARKA HABEEN EE WARBAAHINTA RADIO WADANI 18/1/2017

Dhageystayaal   kusoo   dhawadaa   warka   habeen   ee   warbaahinta   radio   wadani kana  dhageystaan   Faafan News   habeen  waliba  xiliga  geeska  africa  da bari waxa soo  jeedinaya  wariye  hussein  maxamed  xalane  waxa  ow  idinkaga  imanaya  magalada  muqdisho  dhageysi  wacan HALKAN KA DHAGEYSO

Continue reading …
DHAGEYSO WARKA HABEEN EE WARBAAHINTA RADIO WADANI 18/1/2017

Dhageystayaal   kusoo   dhawadaa   warka   habeen   ee   warbaahinta   radio   wadani kana  dhageystaan   Faafan News   habeen  waliba  xiliga  geeska  africa  da bari waxa soo  jeedinaya  wariye  hussein  maxamed  xalane  waxa  ow  idinkaga  imanaya  magalada  muqdisho  dhageysi  wacan HALKAN KA DHAGEYSO

Continue reading …
Daawo Video NNK sheekhii reer Baqddaad   Sheekh Cabdiqaadir Jaylaani Oo Siwayn Loogu Xusay Magaalada Hargaysa.

Macalika Suufiyadda ee reer Baqdaad oo si weeyn looga xusay magaaladda Hargeeysa ayaa dad badan oo Diinta ku xeel dheeri diiden sida loo xusay iyago ku sifeyeey aragti ka dhan ah maqaamka suufiga. Hoos ka dawo Qabriga sheekh Cabdiqadir iyo Culimo soomali iyo african ah oo joga dushisa.  

Continue reading …
Saudi businessman saves Indian worker from execution

Deera Square in Riyadh, Saudi Arabia, in which public executions take place [Luke Richard Thompson/Wikipedia] A businessman in Saudi Arabia has saved an Indian worker from execution, the Saudi Gazette revealed on Wednesday. Farm worker Shayarbu Limbadri was sentenced to death eight years ago for killing a Saudi colleague during a quarrel. As the date […]

Continue reading …
Bahrain oo looga dabaldagay Ciida Yuhuuda  iyo umada Islaamka oo Layabtay Dawo Video

A party to celebrate the Jewish holiday of Hanukkah was held in Bahrain. A video showing Arabs in traditional dress and Orthodox Jews dancing together to Hasidic music has emerged on social media. Held on Saturday night, the Hanukkah party was attended by local and visiting members of the Jewish community as well as Muslim […]

Continue reading …
MAQAAMKA MOWLACA SHEEKH ISXAAQ EE BERBERA OO XOOG KULA WAREEGEN WADADO HUBEEYSAN=++ video DAWO

            Masaajidkan oo haatan ay gacan ku hayntiisa Saanad Milatari kula wareegeen culimada Timo-weynta oo gudaha ugu jira, ayaa wararka xog-oggaalka ah ee aanu helaynaa waxa ay sheegayaan in culimada Timo-weynta uu la safan yahay badhasaabka gobalkaas Md.Jaamac Waal oo ogalaaday in culimadaasi ay xoog ku qabsadaan Masaajidka Xaaji Yuusuf […]

Continue reading …
Page 2 of 3123