Home » Archives by category » English News (Page 3)
Erdogan oo cambaareeyay wax uu ku tilmaamay “munaafaqnimada” reer Galbeedka

    Isnin July, 17, 2017 (Faafannews) – Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan ayaa ku eedeeyay waddamada Galbeedka munaafaqnimo, xilli maanta uu dalkiisa xusayo sanad guuradii koobaad ee kasoo wareegtay isku-daygii afgembi. Madaxweyne Erdogan oo maqaal ku qoray wargeys ayaa sheegay in aanay wax marmarsiyo ah haysan dalalka saaxiibka la ah Turkiga ee sugay inta ay […]

Continue reading …
Internet –ka Fiber Optic oo la filayo in la helo saacadaha soo socda

    Isnin July, 17, 2017 (Faafannews) – Wasaaradda Boostadda iyo isgaarsiinta ayaa ka warbixisay cilad bixinta Internet-ka ayadoo oo shaaca ka qaaday in howshaas mareyso saacadihii ugu danbeeyay ee ciladbixinta. Wasiirka wasaarada Boostada iyo is gaarsiinta ee Xukuumada Soomaaliya Eng Cabdi Canshuur Xasan oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in saacadaha soo socdo […]

Continue reading …
DAAWO: Khudbad uu Raysul wasaare Khayre ka jeediyay magaalada Kismaayo

  Faafannews: Raysul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa shalay gelinkii danbe magaalada Kismaayo kulan kula qaatay ururrada bulshada rayidka ah ee ka dhisan Kismaayo. Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Jubaland oo ku mideysan dallada daneeyeyaasha aan dowliga ahayn ee (JUNSAA) ayaa raysul wasaaraha ku bogaadiyay howlaha baaxadda leh ee ay heeyso xukuumadda uu hogaamiyo, ayagoo […]

Continue reading …
Asmara in the World Heritage List: Between the Realities of Nomination and Beyond+Video

Asmara´s unique urban heritage was ironically protected since the 1940s till independence as no major construction took place during those years. The period was marked by the strong sentiment of Eritreans to own their capital amid the long struggle for independence and the city became the hallmark of pride after the liberation of the country […]

Continue reading …
Acid attacks: Teen arrested after five linked attacks in east London

Emergency services and delivery drivers came to the aid of an acid attack victim on Queensbridge Road in Hackney. Police received reports of a robbery in Cazenove Road, Stoke Newington, where a corrosive substance had been thrown. A teenager has been arrested after corrosive substances were thrown in peoples’ faces in five attacks across north-east […]

Continue reading …
Daawo TV news Taliyaha Booliska Mudug Oo Ka Hadlay 2 Ruux OO La Dilay

TALIYAHA QEYBTA BOOLISKA GOBOLKA MUDUG OO KA HADLAY DIL KA DHACAY MAGAALADA GAALKACYO.

Continue reading …
Isha mari  waxyaabihii looga wada hadlay shirkii gollaha wasiiradda ee Kismaayo lagu soo gabagabeeyay

Khamiis, July, 13, 2017 (Faafannews) Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka doodeen qodobo dhowr ah, ayadoo sidoo kale la ansixiyay xeerar ay soo gudbiyeen qaar kamid ah xubnaha golaha wasiirada Soomaaliya.   Furitaanka kulanka ayaa waxaa khudbad ku saabsan xaaladaha guud ee Jubaland, […]

Continue reading …
Jen Cismaan Subagle ayaa sheegay in ay yihiin dad Soomaali ah oo ku hadlaya Af Soomaali

  Faafannews: Taliyaha guud ee ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM Jen Cismaan. ’Dadka aan la dagaalameyno waa dad cadaw ah oo Soomaali eg, Af Soomaali ku hadlaya intooda badan u dhashay dhulka ay ka dagaalamayaan, waad garan gartaan marka dagaalka noocaa ah waqtiga uu qaadanayo, waana tan keentay in AMISOM mudo 10 sano ah joogaan […]

Continue reading …
Swedan: 352 718 qof ayaa maanta helaya jawaabtii in ay ku guulaysteen soogelida mid ka mid ah waxbarashada jaamacadaha waddanka iyo in kale

Hayadda jaamacadaha iyo waxbarashada sare UHR ayaa maanta soo bandhig tahay macluumaadka la xidhiidha dalbashada wax barashada sare ee waddankan sida ay daabacday wakaaladda wararka ee TT. Haayaddan waxa ay sheegtay in ay tirada dadka sanadkan soo dalbadey waxbarashada sare ay u kacday boqolkiiba 0,5 marka loo barbardhigo xilli dugsiyeedkii xagaaga ee  sanadkii hore ee […]

Continue reading …
DAAWO: Shirka golaha xukuumadda Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmay Kismaayo

Khamiis,  July,  13, 2017 (Faafannews) >. ……,.Kulanka todobaadlaha ee golaha xukuumadda Soomaaliya oo todobaad walba maalinta khamiista ah lagu qaban jiray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose. …………..Shirka todobaadlaha ee golaha xukuumadda waxaa shir gudoominayay raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana sidoo kale munaasibadda furitaanka fadhiga xukuumadda ka […]

Continue reading …