Home » Archives by category » Faafan
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Al-shabab kala Wareegay Deegaano Hor leh 

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Al-shabab kala Wareegay Deegaano Hor leh 

Sidda ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed waxa ay maanta Weerar ku qaadeen degaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose oo horay ay Meeleeshiyaadka Al-Shabaab u joogeen. Ciidamada Xoogga dalka Somaliya iyo kuwa Jubbaland, ayaa Waxa ay  la wareegeen degaan ay gacanta ku hayeenKooxda  Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga ayaa sheegay in […]

Hogaamiye Kim Jong-un oo Shiinaha gaaray 

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa markii saddexaad sannadkan gudahiisa booqanaya dalka Shiinaha. Kim ayaa ka dagay magaalada Beijing booqashadiisa ayaana imanaysa toddobaad ka dib uun markii uu dalka Singapore kulanka kula la qaatay madaxweyne Trump. Mar sii horraysayna Wasaaradda difaaca ee Kuuriyada Koonfureed ayaa xaqiijiyay in la baajiyay dhoolatus ay si wada jir ah […]

Continue reading …
SAWIRRO: Maamulka gobolka Banaadir oo burburiyay dhismayeyaal  (Ogow Sababta)

Ka dib markii dhawaan Gudodoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow uu amray in la baneeyo Garoonkii Kooxda Jeenyo ayaa maanta Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu bur buriyey dhismaha Garoonkii Kubadda Cagta Jeenyo kaas oo la sheegay in si sharcidarro ah loo dhistay. Waaxda Howlaha Guud ee gobolka Banaadir ayaa saaka cagta marisay dhismayeyaal ku […]

Continue reading …
DAAWO: Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Ururka 89-aad

Ururka 89-aad SAADKA ee ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa magaalada Muqdisho loogu soo xiray tababar  aqoon kororsi ah oo ku   aadan sida ugu wanaagsan oo ay u gudan karaan waajibaadka horyaalla,ee ciidanimo,kaasi oo socday muddo lixbilood ah. Ururrada hoostaga talisyada gaarka ah ayaa loo jeediyey in ay u tafa xeytaan sidii ay ciidammada u siin […]

Continue reading …
Danjire Cali Saciid Fiqi oo ka Warbixiyay jawaabta gal dacwadeedka muranka Badda

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay faah faahin ka bixisay jawaabta gal dacadeedka muranka Badda oo shalay ay u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka (ICJ) ee magaalada Hague. Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Amb. Cali Saciif Fiqi oo gacantiisa ku geeyay jawaabta Soomaaliya  ayaa waxa uu sheegay in ay aheyd jawaab Soomaaliya laga sugayay kama […]

Continue reading …
Soomaaliya oo ka qeyb galaya shir maanta ka furmaya Magaalada Oslo (Maxaa looga hadlaya)

Magaalada Oslo ee dalka Norway maanta oo Talaado ah waxaa ka furmaya shirka sanadlaha ah ee madasha Oslo, kaasi oo ay marti gelinayso Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Norway. Shirkan ayaa waxaa Soomaaliya kaga qeyb galaya wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha dalka Xasan Cali Khayre oo shalay si heer sare ah magaalada Oslo ay ugu soo […]

Continue reading …
Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway (SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arimaha dibadda Norway, Ine Marie Eriksen Søreide ayaa kulan ku qaatay magaalada Oslo, waxa ayna ka wada hadleen arrimo badan oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka labada dal, ka wada shaqaynta arrimaha amniga, kobaca dhaqaalaha iyo horumarka guud. Wasiirka Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Mudane […]

Continue reading …
Xarunta Golaha Shacabka oo Dayactir iyo dhismayaal qurux badan laga bilaabay & Gudoomiye Cawad oo kormeer ku tagay.

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta koormeer shaqo ku tagay xarumaha golaha shacabka. Guddoomiye Mahad ayaa ugu horeyn koormeeray xarunta golaha shacabka oo howlo dib u dayactir ah ay ka socdaan, sidoo kalena xafiisyada qaar iyo wejiga hore ee dhismaha xarunta lagu sameynayo dayactir […]

Continue reading …

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo oo ay si heer sare ah ugusoo dhaweeyeen safiirka Norway u fadhiya Soomaaliya iyo Masuuliyiin ka socota Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Norway. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khaye ayaa ka qeyb gelaya shirka sanadlaha ah ee madasha Oslo oo […]

Continue reading …

Wariye Maxamed Aadan Dirir oo in Muddo Ah Xabsiga Ku Jiray ayaa maanta dib u helay xorriyadiisa. Maxamed Aadan Dirir ayaa ka hawli geli jiray Warbaahinta Madaxa Banaan, waxaana xabsigiisu uu ka danbeeyay ka dib markii ay dacwad u dhaxaysay iskuulka Nuuradiin ee Magaaladda Hargeysa. Wariye Maxamed Aadan Dirir ayaa dib u heley maanta xoriyadiisi […]

Continue reading …
Page 1 of 440123Next ›Last »