Home » Archives by category » Faafan (Page 3)
Guddoomiye Mursal Oo Cambaareeyay Qaraxyadii Maanta Ka Dhacay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa qoraal kasoo baxay xafiiskiisa lagu cambaareeyay Labadadii qarax ee Al-shabaab maanta ay ka geysteen Agagaarka Golaha Murrida iyo Madadaalada Qaranka (National Theater),wuxuu dadkii musiibadaas ku geeriyooday uu Alle uga baryay inuu Naxriistii jano ka waraabiyo eheladoodana uu Samir iyo iiman ka siiyo […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay shacabkii iyo askartii ku geeriyooday qaraxyadii Maanta ay Al-Shabaab ka fuliyeen Magalada Muqdisho. Madaxweynuhu waxa uu Alle uga baryey in uu naxariistiiisa Janno ka waraabiyo dadkii ku shahiiday qaraxyadaas oo ay fuliyeen kuwo naftood halligeyaal ah, arxan daran, diin iyo dadnimo midna […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo oo Farriin u diray Ciidanka Booliska

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeedinaayay Garoonka Koonis ayaa ugu baaqay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed in ay ilaaliyaan Caddaaladda. Waxaa uu sheegay in ciidanka Booliska Soomaaliyeed laga rabo in ay kasbadaan Shacabka,Maadaama uu sheegay in ciidanka  booliska ay yar yihiin, laakiin hadii ay kaashaddaan Shacabka ay guulo waa weyn soo hoyn karaan. Tilaabada […]

Continue reading …
Madaxweyne Xaaf Oo Amar Culus Siiyay Ciidamada Booliska Galmudug

Madaxweynaha Maamulka  Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa bogaadiyay Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, oo ay Maanta u dabaal dagaya sanad guuradii 75-Aad ee kasoo wareegtay markii la Aasaasay. Madaxweyne Xaaf waxa xusay in Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka Amniga, waxa uu si gaar ugu mahad celiyay Ciidamada Booliiska Galmudug, […]

Continue reading …
Ku dhawaad 20 ruux oo ku dhimatay Shil gaari

Ugu yaraan 19 Qof ayaa ku geeriyootay, Lix kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaartay  shil Gaari oo ka dhacay degaanka Kapchorw, ee bariga dalka Uganda sida uu Wakaaladda wararka ee AFP u sheegay , Rogers Taitika oo ka tirsan Saraakiisha Booliska. Gaarigan oo uu noociisu ahaa Bus, ayaa xilligaasi waday shaqaale ka tirsanaa hay’adaha aan Dowliga […]

Continue reading …
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo ka bilaabay Baydhabo

Madaxweynaha cusub ee loo doortay maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ka bilaabay kulamo kala duwan oo uu la qaadanaayo qeybaha kala duwan ee bulshadda. C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), ayaa xalay kulamo la qaatay saraakiisha Amaanka ee Maamulka Koofur Galbeed, waxaana uu kala hadlay Ammaanka Magaalada […]

Continue reading …
Madaxweynaha Uganda oo ku baaqay in la dhiso ciidanka Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Uganda oo ka hadlayay Kulan ka dhacay Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo dhiso ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed si looga maarmo ciidanka AMISOM. Madaxweynaha Uganda ayaa sidoo kale xusay in dalalka Caalamka laga rabo in ay  taageeradda ay siiyaan Ciidanka AMISOM in loo wareejiyo […]

Continue reading …
Munaasabadda xuska maalinta Booliiska oo lagu qabanayo Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacaya Munaasabad aad u ballaaran oo lagu xusayo sanadguurada 75-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galaya Masuuliyiin badan oo ka tirsan Dowlada oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha dalka Maxamed C/laahi Maxamed (Farmajo), Wasiiro, Xildhibaano, Taliyayaal Ciidan iyo Saraakiil ka kala tirsanaa […]

Continue reading …
Ammaanka Magaalada Baydhabo oo si weyn loo adkeeyay

Ammaanka Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa si weyn loo adkeeyay. Dhammaan wadooyinka Magaalada Baydhabo ayaa xiran, waxaana sidoo kale xiran Kontorooladda laga soo galo Magaalada Baydhabo, mana jirto cid Magaalada soo galeysa. Xaafaddaha Qaar ee Magaalada ayaa lagu arkaya Ciidamo Itoobiyaan iyo ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo si wadajir ah […]

Continue reading …
Dowladda Kenya Oo Gudbisay Jawaabtii Dacwadda Badda Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa Maanta oo Talaado ah gudbisay jawaabtii laga rebay ee dacwada la xiriirta muranka dhinaca badan ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Telefeshinka DW ee dalka Jarmalka ayaa Maanta daabacay in muhiimada uu yeelan doono Go’aanka ay dacwadaas ka gaaraan Garoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Hague,labada dal midkii ku guuleysta. Warbaahinada Caalamka qaarkood ayaa […]

Continue reading …