Home » Archives by category » Faafan (Page 495)
Daawo Sawirada: Aas wayn oo maanta loo sameeyay Madaxweynihii Uzbekistan, Islam Karimov

SAARKAND 03/09/2016 (FAAFANNEWS) Madaxweynihii Wadanka Uzbekistan, Islam Karimov, ayaa waxaa maanta aas ballaaran loogu sameeyay Magaalada Samarkand, oo ah goobtii uu ku soo barbaaray. Maalmihii la soo dhaafay, ayaa waxaa la hadalhaayay geerida Madaxweynaha, balse Jimcihii ayay si rasmi ah Xukuumadda Tashkent ugu dhawaaqday geerida ku timid. Meydka Islam Karimov, ayaa diyaarad looga qaaday Magaalada […]

Continue reading …
madaxweyne ku xigeenka puntland oo kulan qarsoodi ah la qaatay saraakiil ethopian ah

Sep 3, 2016 – (FAAFANNEWS) Madaxweyne ku‐xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar Cameey, ayaa kulan qarsoodi ah degaanka Tuur‐dibi oo ku yaalla xadka Somalia iyo Ethiopia ee Gobolka Mudug kula qaatay Saraakiil kasoo jeeda dalka Ethiopia. Kulanka ayaa la sheegay inuu ahaa mid qarsoodi ah waxa ayna labada dhinac uga wadahadleen arrimo gaar ah […]

Continue reading …
shirkii maamul u sameynta labada gobal ee jowhar iyo hiiraan oo dib u dhacay

Sep 3, 2016 ( FAAFANNEWS) Wararka galabta ka imaanaya Jowhar ayaa waxay sheegayaan in Shirkii Jowhar la filayey maanta inuu ka furmo uu dib udhacay kadib Culeysto weli taagan. Dawlada iyo IGAD ayaa ku dadaalay inay Shirka Furaan balse waxaad moodaa Xaaladu inay cakiran tahay waxaana wariyeyaasha Xarunta Far jano oo Ah Hoolka Shirka ay […]

Continue reading …
DAAWO MUUQALKA :- Maamulka Galmudug oo War kasoo Saaray Go’aanki Puntland ku Xirtay Xaduuda

cadaado 03/09/2016 (FAAFANNEWS) Maamulka Galmudug ayaa Maanta ka fadhiistay hadalkii kasoo yeeray Maamulka puntlnad ee ku aadan Xiritaanka Xaduuda iyo in Galmudug ka danbeeso qaraxyada Gaalkacyo taasi oo Markii dambe la Beeniyay. Go’aanada Kasoo baxay Waxaa Warbaahinta u aqriyay Wasiirka Daahir Faarax Fiidow Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Galmuudug

Continue reading …
shirka maamul u sameynta hiiraan iyo shabeelaha dhexe oo maanta ka furmay jowhar

JOWHAR 03/09/2016 (FAAFANNEWS) Shirka dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa maanta la filayaa inuu ka furmo magaalada Jowhar,  oo ay ka socoto qabanqaabada shirkaas. Ergooyin ka kala socda gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa gaaray magaalada Jowhar oo ay taalo gogosha martigelinta shirka, iyadoo sidoo kale la filayo in masuuliyiin ka socda dowlada Federaalka […]

Continue reading …
madaxweynihii Uzbekistaan islam korov oo geeriyooday

03/09/2016 (FAAFANNEWS) Kaligii Taliyihii Dalka Uzbekistan Islam Karov Oo Geeriyooday Iyo Dawlada Dalkaasi Oo Shaacisay Geerida Madaxwaynahaasi  oo in ka badan 25 sano hayeey talada wdankaa+VIDEO    

Continue reading …
xasan sheekh oo loo jawaabay

Video:-Ku geenka Gudiga arimaha Gudaha ee Baarlamaanka Puntland oo u jawaab adag siiyay madaxweyne xasan sheekh garoowe (FAAFANNEWS) 3rd September 2016 Maxamed Axmed Ibraahim Jaceel oo ka mid ah baarlamanka Puntland ayaa ka  jawaabay hadalkii gafka ahaa ee  Madaxweyne Xasan Culusow. Xildhibaan Maxamed Axmed ayaa sheegay in Xasan culusow si cad ugu gafay Puntland,ka dib […]

Continue reading …
tarsan hadaan madaxweyne noqdo gabre dalkan ma soo gali karo

September 02/09/2016 Musharaxa xilka Madaxweynaha Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in dowladda ku fashilantay maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelle, isagoo ugu baaqay shacabka labada gobol in aysan ogolaan inay shir la isugu yeero. Tarsan oo ka hadlayay kulan maanta ka dhacay Muqdisho oo ay isugu yimaadeen, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo Musharaxiin ayaa looga soo […]

Continue reading …
cilad ku timid taleefankii u danbeeyay samsung ee galaxy note 7

Shirkada Samsung ayaa dalbatay in loo soo celiyo taleefanka caaqilka ah ee Galaxy Note 7 oo ah midkii u dambeeyay ee ay soo saarto, waxayna sheegtay in baytariga uu ka imanayo dabka ka kacaya taleefanka. Go’aankani wuxuu yimid kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed lagu arkay taleefanku in uu […]

Continue reading …
reerkaan mediyaha  ka hadlin soomaliya sanadkaan waa loo  yabaa

Video:-Madaxweynaha Gobolada dhexe Sh.Axmed Shaakir oo soo saaray war saxaafadeed fari kama qodno faanoole  2nd September 2016 (FAAFANNEWS) Halkan ka Daawo muuqaalka

Continue reading …