Home » Archives by category » RADIO WADANI (Page 3)
Faallo Ku aadan Shirkii Jaraa’iid ee Mukhtaar Roobow

Wadaadka gooni u goosadka ahaa sanadihii danbe,dhawaana dowlada isku soo dhiibay Sheeq Muqtaar Roobow Abuu Mansuur waxuu wada hadal laleeyahay dowladdda Soomaaliya Sida uu xaqiijiyay roobow mar uu ku qabtay shir jaraa’id Hotel City Place, hadaba ifafaalaha uu  muujiyay Roobow waa maxay? Mukhtaar Roobow ayaa hadaladiisa iyo muuqiisaba waxaa laga dareemayay, in uusan si kal furnaan […]

Continue reading …
Tacsi Tiraanyo leh.Bahdda Faafannews, INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN waxa Bahdda Faafannews  tacasi  Murugo leh u direysa dhamaan  Umada Somaliyeed  iyo Qoyski iyo qarabadi u ka Baxay Marxuum Sheekh Cabdullahi Aw Xuseen oo ku geeriyodey Magalada Addis ababba  oo Ass Qaran lagu assayo Casumada Jigjiga oo u deegana  waxan Allah uga baryeeyna  janadisa qaliga ah ku abaabmariyo Anagna […]

Continue reading …
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxan Tacsi Tiraanyo leh,hallkan uga direyna dhamaan Qoyska iyo Ehelada iyo qarabadda  iyo dadweeynaha somaliyeed ee deeganka  geeska afrika geerida ku timiid Mufte Sheekh Abdullahi Aw Hussen oo ku geeriyodey magalada Addis abbab  Asskisuna ka dhici doono manata Magalda jigjiga,                    Waxaan Eebe uga baryeeyna inu janadisa […]

Continue reading …
R/W Kheyre oo Xil u Magacaabay Wariye C/qaadir Nadaara + War CUSUB

Wariye C/qaadir Maxamed  (Nadaara), ayaa loo magacaabay Lataliyaha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ee arimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta. Warqad kasoo baxday xafiiska Raisulwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu sheegay kadib markii la arkay aqoonta uu leeyahay Nadaara loo magacaabay Lataliyaha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ee arimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta. C/qaadir Maxamed Ashara (Nadaara),  […]

Continue reading …
Dhagayso:Khudbad-Madaxweyne gaas oo sheegay waxa u qabsoomay puntland 19 sano ka dib

Waxaa Xalay Munaasabad Balaaran oo lagu Xusayeey Aas Askii Dowladda Puntland lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Dowladda Puntland ,taas oo ay Kaso wareegatay 19 sano, Munaasabada Kadhacday Madaxtooyada Garowe waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli gaas ,Ku xigeenkiisa Camey,Xildhibaano,Wasiiro,isimo ,Aqoonyahano,Fanaanin,Ururada haweenka  iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda. Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas […]

Continue reading …
Shiinaha oo raashiin ugu deeqay Soomaaliya “SAWIRRO”

Dowladda Shiinaha ayaa Deeq Raashiin ah oo loogu tala galay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho waxa ay ku wareejisay Hay’adda WFP. Munaasabad Deeqdan lagu gudoonsiinayay Hay’adda WFP oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya Maryan Qaasim, Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya iyo Madax ka […]

Continue reading …
Dowladda Kenya oo Fureysa Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Kenya oo boqolaal qof kula hadlaayay  Magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi bari ee dalka  Kenya ayaa waxa uu sheegay in ay doonayaan in ay furaan xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo uu sheegay in hadda uu xiran yahay. Uhuru Kenyatta waxaa uu sheegay in furitaanka xadka ay muhiimad weyn u leedahay […]

Continue reading …
Sheikh C/ qaadir Muumin oo Noqonaya Hogaamiyaha Ururka Daacish ee Soomaliya

Sida uu daabacay Wargeyska The Star ee kasoo baxa dalka Kenya hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Sheikh Cabduqaadir Mumin ayaa lala damacsan yahay  inuu badalo hogaamiyaha Kooxda isku Magacowday Khilaafada Islaamka Abuubakar Al-bagdaadi oo la rumaysan yahay inuu duqeyn ku geeriyooday. Sheekh Cabduqaadir Mumin oo ah Hogaamiyaha Daacish ee Soomaaliya islamarkaana ah nin haysta dhalashada dalka […]

Continue reading …
Kuuriyada Koofureed oo K/Waqooyi ka dalbatay wada hadal milatari

Dowladda Kuuriyada Koofureed ayaa soo jeedisay wada hadalladii milatari ee ugu horreeyay ee ay la yeelaneyso Kuuriyada Waqooyi tan iyo sanadkii 2015, kaddib gantaalladii is daba joogga ahaa ee ay Kuuriyada Waqooyi dhowaan tijaabisay. Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Moon Jae-in oo talada dalkaasi qabtay bishii May ee sanadkan ayaa sheegay dhowaan isagoo ku sugnaa magaalada Berlin […]

Continue reading …
AMISOM oo Ciidamo dhigaysa wadooyinka ay jareen Ururka al: Shabaab

Taliska Ciidanka AMISOM ayaa ku dhawaaqay hawlgal cusub oo lagu furayo wadada dheer ee xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. AMISOM ayaa sidoo kale sheegtay in wadadaasi dheer ay jareen Al-Shabaab islamarkaana ay Qaraxyo u aasaan gawaarida Masuuliyiinta iyo Saraakiisha ee isticmaasha wadadaasi. General Cismaan Nuur Subagle ayaa sheegay in ay Al-Shabaab ka sifeynayaan wadooyinka ay […]

Continue reading …