Home » Archives by category » WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Khayre oo qaabilay safiirka Hindiya u qaabilsan Soomaaliya (SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo qaabilay safiirka Hindiya u qaabilsan Soomaaliya (SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Suchitra Durai iyo wafti ay hogaaminaysay. Waxayna ka wada hadlayn xiriiirka qotada dheer ee labada dal iyo habka ugu wanaagsan ee ay u wada shaqayn karaan labada dawladood. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo safiirka Hindiya ee […]

Ciidanka Nabad Sugida Qaranka oo Muqdisho ku toogtay qof shacab ahaa

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir gaar ahaan Waaxda Wajeer, Ciidanka loo yaqaano Alpha Group ayaa duhurnimadii maanta waxa ay halkaasi ku dileen qof shacab ahaa. Dadka ka ag dhawa ayaa sheegay toogashadan inay ka dambeysay kadib markii gaari iska roge ahaa uu dhexda u galay kolonyo ciidankan Alpha Group […]

Continue reading …
Wasiirka Boostada oo daah-furey xarunta Internet-ka iyo isku xirka Jamacaddaha dalka (SAWIRRO)

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa daah furay Adeegga taakuleynta Internet-ka iyo isku xirka Jaamacaddaha dalka iyo kuwa caalamka, munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Barnaamijkan oo loogu talogalay in kor loogu qaado tayada waxbarashada sare ee dalka ayaa waxa uu bixin doonaa internet bilaash ah oo ay ka faa’iideysan doonaan […]

Continue reading …
AKHRISO: Xagee ku dambeeyay Khilaafkii u dhaxeeyay Shirkadda DP World iyo Dowladda Jabuuti?

Dowladda Jabuuti ayaa isku diyaarineysa inay bixiso Magdhowga Shirkadda DP World, oo noqon karaya inka badan ama ka yar 500 Milyan oo doolar, todobaadka soo socdo, si loo xaliyo murunka ka dhashay maamulka Dekadda Dooraale e dalka Jabuuti. Abuubakar Cumar Haadi, Guddoomiyaha dekadaha & Maamulka Gobolka ee dalka Jabuuti, ayaa sheegay inay diidan yihiin in […]

Continue reading …
Lacag dhan €200 million oo lagu taageerayo Soomaaliya (Halkee aya lagu Bixinaya)

Beesha Caalamka ayaa ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya ay ku taageerayso lacag badan si wax looga qabto dhaqaallaha ,Ammaanka iyo Siyaasadda. Beesha Caalamka waxa ay sheegtay in xilliggaan loo baahan yahay in si weyn loo xoojiyo taageeradda la siiyo Soomaaliya si loo soo Afjaro dhibaatooyinka ka taagan dalka. “Midowga Yurub wuxuu hogaaminayaa iskaashi caalami ah […]

Continue reading …
Madaxweyne Trump oo ka noqday hadal uu hore u yiri

Donald Trump  Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in uu beddelay hadal uu ka sheegay shir-madaxeedkii  dalka Finland ee dhexmaray isaga iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ka laabtay hadalkii uu ka sheegay Finland ee ahaa in Ruushku uuna wax kaalin ah ku lahayn faragalinta doorashadii madaxtinimo ee Maraykanka. Waxaa uu xusay in […]

Continue reading …
(AHRISO):- Hadal-jeedinta Madaxweyne Farmaajo ee kulanka Wakiillada Ganacsatada Madasha Iskaashiga

Mudanayaal iyo marwooyin, martida iyo saaxiibbada sharafta leh, Waxaa farxad iyo sharaf weyn ii ah inaan maanta halkan ku suganahay aniga oo idin kala hadlaya dardargelinta maalgashiga ganacsiga gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya, si loo gaaro soo-kabasho dhaqaale, iyadoo loo marayo hannaan maalgelin oo casri ah. Soo kabashada dhaqaale waa qodob mudnaan u leh dawladdayda […]

Continue reading …
Shirka arrimaha Soomaaliya ee Brussels oo maanta la soo gaba gabeynayo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Brussels lagu soo gaba gabeeyo shirka arrimaha Soomaaliya, kaasi oo shalay uu halkaasi ka furay Ra’iisul Wasaara ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Shirkan oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda dhexe, kuwa maamul goboleedyada, Bulshada rayidka iyo wadamada daneeya rimha Soomaliya ayaa shalay waxaa looga hadlay arrimo […]

Continue reading …
Dowladda Soomaaliya oo dhinaca amniga ku biirineysa Culimada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed, si ay uga qeyb qaataan ka hortaga falalka xagjirnimada, bulshadana uga wacyi geliyaan. Kulanka oo qaatay saacad iyo wax ka badan ayaa waxaa si aad ah loogaga hadlay doorka ay culimada ka qaadan karto falalka al xiriira xajirnimada. […]

Continue reading …

  Madaxweynaah dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa Maanta khudbad uu ka jeediyey shirka Brussels waxa uu kaga hadlay arrimaha Dhaqaalaha dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo qodobo kale. Axmed Madoobe,ayaa sheegay in xilligaan dalka uusan laheyn Ciidamo Millateri iyo boolis oo dhisan,taas bedelkeedana loo baahan yahay in la dhiso ciidamo qaran oo dhameystiran […]

Continue reading …
Page 1 of 509123Next ›Last »