Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 551)
baarlamaanka jubaland oo maanta ka dooday xaalada amniga kismaayo

Video:-Baarlamaanka Jubaland oo maanta ka dooday xaalada amniga KISMAAYO (FAAFANNEWS)  1st September 2016  Halkan ka Daawo muuqaalka      

Continue reading …
Beelaha Habarjeclo iyo Habaryoonis oo ku dagaalaaya xadka gobolka Sanaag iyo Togdheer

Beelaha Habarjeclo iyo Habaryoonis oo ku dagaalaaya xadka gobolka Sanaag iyo Togdheer 1st September 2016  (FAAFANNEWS) Beelaha Habarjeclo iyo Habaryoonis oo ku dagaalaaya xadka gobolka Sanaag iyo Togdheer   Ilaa hada sadex qof ayaa ku dhintay,sideed kalena waa ku dhaawacmaeen is horimaad ka dhacay degaanka Degoble iyo darar weyne ,ka soo u dhaxeeya laba beelood ee […]

Continue reading …
Ugaas Xasan “Waxaa ka xumahay in Maxamed Cabdi Afey uu kala garan waayo Islii iyo Hiiraan

  BALADWEYNE (FAAFANNEWS) 01/09/2016 Qaar ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Beledweyn waxay kaga soo hor-jeesteen shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu wado in maalinta Sabtida ah dib uga furmo magaalada Jowhar. Duubabka dhaqanka Hiiraan ayaa ka digay in la socodsiiyo shirka Jowhar, iyagoo xusay […]

Continue reading …
Madaxweynaha Masar oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka Gudoomay Safiirka Somalia ee dalkaasi

MASAR  (FAAFANNEWS) 01/09/2016   Madaxweynaha Wadanka Masar Cabdi Fitaax ACC Ayaa Warqadaha Aqoonsiga ee Safiirnimo ka Gudoomay Safiirka Somalia u fadhin Doono Dalka Masar. Mudane Cabdiqani Maxamed Waceys  Safiirka Cusub ee dowlada Masar Somalia ayaa u mahad Ciliyay Madaxweynaha Dalka Masar sida wacan ee uu uga gudoomay Warqadihiisa Aqoonsi safiirnimo ee wadanka Masar. Madaxweynaha Masar ayaa […]

Continue reading …
Maamul u dhisida Gobolada Sh/Hoose iyo Hiiraan oo Sabtida furmi doona ,VIDEO

muqdishow  31st ougust 2016  (FAAFANNEWS) REERKII ISKU TASHTAA DOWLAD WAXBA KAMA QAADI KARTO REER HIIRAAN WEY MIDOOBEN WEYNA ISKU TASHADEEN TOODII BEYNA NOQOTAY. HOOS KA DAAWO  VIDEO MUQDISHOW (FAAFANNEWS) 31st August 2016     Halkan ka Daawo muuqaal    

Continue reading …
Video:-Darwiish”Qaxootiga Soamlida ah ee kasoo laabanaya Kenya waan hakinay sababtuna waxay tahay’

WASIIR DARWIISH OO KA HADLAY SABABTA QAXOOTIGA  LOO CELIYEEY CADEEYEYNA INAY QARASH U HEYN. KISMAAYO (FAAFANNEWS) 31st August 2016     Halkan ka Daawo muuqaalka  

Continue reading …
Dowlada oo sheegtay in deegaan ka tirsan Gedo ay kala wareegeen Al Shabaab

31/08/2016  GEDO (FAAFANNEWS) Dagaalkaan oo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda iyo Xarakada Al Shabaab ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Xundur weyne oo qiyaastii 30 KM Galbeed ka xiga degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. Ilo deegaanka ayaa xaqiijiyay in dagaalka uu ahaa mid xoogan islamarkaana khasaaro xoog leh gaarsiiyay labada Dhinac. Wararka ayaa sheegaya in Deegaanka […]

Continue reading …
tirada dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay hotel syl oo korortay

Muqdisho (FAAFANNEWS) August 31, 2016 Tirada Dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay Hotel SYL oo Korortay Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay inta u dhexeeysa Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho iyo Irida laga galo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay ku dhinteen illaa 30 Ruux oo isugu jira […]

Continue reading …
Afhayeenkii Kooxda Daacish ee dalalka Ciraaq iyo Siiriya oo la dilay

31/08/2016  (FAAFANNEWS) Abuu Maxamed Al-Cadnaani oo ahaa afhayeenkii kooxda Daacish ee dalalka Ciraaq iyo Siiriya ayaa la sheegay in la dilay. Sida ay baahisay wakaalada wararka Amaq ee raacsan kooxda Daacish afhayeenka ayaa lagu dilay magaalada Xalab ee wadanka Siiriya isagoo maanta kormeeraya goobaha dagaalka ee kooxdiisa ay difaacyada kaga jiraan. Marka laga soo tago […]

Continue reading …
R.Wasaaraha oo Tacsi u direy ehellada dadkii ku dhintay Qaraxii Maanta.

Tuesday, August 30th, 2016  (FAAFANNEWS) R.Wasaaraha oo Tacsi u direy ehellada dadkii ku dhintay Qaraxii Maanta. Moqdisho, Aug , 30 , 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay meel u dhow albabaabka hore ee madaxtooyada iyo Hotel ka SYL oo ay ku dhinteen dad […]

Continue reading …