Home » Archives by category » WARARKA MAANTA » WARARKA MAANTA
Caawa iyo Wacdarihii Gobolka Sitti Guulaysta #Barbaarta karaamaysan.

Caawa iyo Wacdarihii Gobolka Sitti Guulaysta #Barbaarta karaamaysan.

Boqollaal barbaarta reer sitti ah gaar ahaan barbaarata magaalada shiniile oo caawa si diirran.banaan bax ugu sameeyay dixda karkaraale iyaga oo ku dhawaaqaya dibu curashu dooni mayno cabdi iilay ha dhaco dhuuni.qaatayaashu hadhacaan iyo ereya la mid ah Mudaharaadka ayaa kamida mudaharaadyo caawa kadhacay guud ahaan gobalak Siti oo lagu diidanyahay Cabdi iley iyo dib […]

DAAWO:- Dhiigya Cab Cabdi iley Oo Jeelka Ku Guray in Ka badan 40 dhalinyara ah Magalada Jigjiga

Hogaamiye Dhiigya cab Cabdi Iley  ayaa Xir xiray in ka badan 40 dhalinyaro ah oo laga qabqabtey Labadii Cishee lasoo dhaafay magaalada Jigjiga. Dadka deegaanka ayaa arinkaasi cabasho xoogan ka muujiyey ayaa sheegay in dhalinyaro Arday iyo Aqoon yahano isku Jiray isla markaana aanan siyaasad ku shuqul lahayn laga dhex qabqabtey magaalada iyo guryahooda . Abshir […]

Continue reading …
baarlamaanka ethiopia oo meel mariyeey in xaalada degdega ah wadanka laga qaado

Baarlamaanka Ethiopia ayaa maanta meelmariyay xeer lagu qaadayo xaalada degdega ah ee dalka saarnayd. Gollaha wasiirada ayaa Sabtidii sheegay in amaanka dalku kasoo reeyay sidadarteed aan loo baahnayn xukun degdeg ah, Maanta laga bilaabo dastuurka wadanka ayaa shaqeynaya Bal eegno in go’aanku duruufaha maamulada qaarkood ka jira inuu wax ka badalo.

Continue reading …
Wafdi balaaran uu hogaaminayo suldaanka guud DDSI suldaan abdirahman suldaan bade

-Suldaankii Guud ee Salaadiinta Deegaanka Suldaan Abdirahman Suldaan Bade Suldaan Abdi wafti uu hogaaminayo oo u badan Odayaal, Cuqaal, Waxgarad, iyo Madaxdii Dulmi diid ayaa imika ku sugan Xafiiska Raysal Wasaaraha Wadanka Aby Ahmed, iyaga oo halkaa Casuumad Afura caawa kuleh…Waa kulankii Muhiimka ahaa ee mudada dheer lasugayey. -Waxaa saaka sido kale uu Raysal Wasaaruhu […]

Continue reading …
Hadii aad dadka cawisaa adna xag alla lagaa caawin

Wiil Dalka Maali u dhashay Mamoudou Gassama(Spider-Man) oo naftiisa u huray inuu Balakoon 4-Dabaq ah ka soo bad-baadiyo Inan-Yar(Baby) Gaaladii faransiiska ahaana tusay naxariista iyo sharafta diinta muslinka leedahay Magaaladda Paris,ayaa la siiyay dhalashadda Dalka Faransiiska(French-Passport) Hadii aad naxariisato waxaadan fileyn baad heleysaa ayaan ka faa’ideynaa dhacdadan: Wiilkan Qaxootiga ah oo sharci la’aan iyo shaqo […]

Continue reading …
QOSOLKA IYO FARXADU WAA ASTAANTA DULMI-DIID.  XIQDIGA IYO CADHADA IYO CAYDU WAA ASTAANTA KOOXDA UJEEDO XUN.

  kala awran labaduye  Edebtiyo aqoontiyo Asluybtay isku dhaafeen Aqligii wanaagsani Itaal inuu ka roon yahay Bal eegoo u fiirsada.

Continue reading …
Dagaal mar kale ka qarxay degaanka Tukaraq & Wararkii u danbeeyay

Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Maamuladda Somaliland iyo Puntland ayaa saakay dib kaga qarxay degaanka Tukaraq ee Sool oo colaadiisa ay soo laa laabatay, dagaalkan wuxuu yahay mid culus oo hubka nuucyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo. Saraakiil ka kala tirsan labada dhinac ayaa xaqiijiyay dagaalkan, weli faah faahin badan oo dagaalkan la xiriirta lama hayo, […]

Continue reading …
Somaliland oo xabsiga u taxaabtay rag Hargeysa Ku Samaynayey Baasaaboorka……..

Maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay rag lagu qabtay ,iyagoo Baasaboorka Soomaaliga ku sameynaya Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Ciidamada Booliska ayaa la sheegay in ay galeen goob lagu sameynaayay Baasaboorka Soomaaliga, waxaana ay soo qabtay Shan nin oo ka shaqeynaysay. Xukuumada Somaliland wali kama hadlin talaabada ay ciidamada boolisku ku soo qabteen ragaan ku eedaysan […]

Continue reading …
WAREYSI:- Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo Luqad adag kula hadlay Somaliland, kuna dhawaaqay in loo… + muuqaal

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaaladda Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay degaanka Tukaraq ee gobalka sool ,kaas oo u dhaxeyaay Ciidamadda Puntland iyo kuwa somaliland isago sheegay in ciidamada somaliland cashar loo dhigay isla markaana la iska difaacay. Cabdiwali Gaas ayaa sheegay in somaliland gardaro ay […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay war farxad leh

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa sheegay in maamulka Galmudug ay dadaal dheeri ah ku bixin doonaan sidii dib loogu soo celin lahaa adeegyadii Bulshadda. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in Galmudug ay dhaqaalle ku taageeri doonto dhismaha Wadooyinka iyo sidoo kale kaabayaasha dhaqaallaha Galmudug. Xaaf waxaa uu sheegay in Dekedda Hobyo […]

Continue reading …
Page 1 of 53123Next ›Last »