Home » Archives by category » WARARKA MAANTA » WARARKA MAANTA (Page 2)
Ciidamadda dowlladda Federalka Ethopia Ayaa Amaro cusub ku soo rogay dadka ku dhaqan magaalada Jigjiga?

Ciidammada milatariga ee dalka Itoobiya oo maalmihii u dambeeyay gacanta ku hayay ammaanka magaalada Jigjiga ayaa dadka shacabka ah u diidan in ay ka baxaan magaalada, sida ay  u sheegeen dad deegaanka ku sugan oo ehelkooda laga soo celiyay duleedka magaalada. Waxaa jira warar sheegaya in dadka kali ah ee loo ogol yahay in ay […]

Continue reading …
Waa Sidee Xaalladda Magaalada Jigjiga Maanta?

Xaaladda magaalada Jigjiga ayaa maanta ah mid degan, sida ay dadka deegaanku sheegeen ka dib rabshadihii khasaaraha badan geystay ee dhawaan ka dhacay. Ammaanka magaalada waxaa wali gacanta ku haya milatariga federaalka Itoobiya, inkastoo ay wali yar yihiin isu socodkii dadka iyo gaadiidka intaba. Qaar badan oo ka mid ah dadkii degenaa magaalada ayaa ka […]

Continue reading …
R’wasaaraha Soomaaliya oo Goob Joog Ka noqday heshiis Ay Wada Saxiixdeen Suudaanta Koonfureed Iyo Kooxaha Mucaaradka Ku Ah.

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qayb galay munaasabadda lagu saxiixay heshiiska dawladda midnimada qaran ee lagu soo af-jaray colaaddii waqtiga dheer u dhexeysay dhinacyada isku hayay siyaasadda Suudaanta Koonfureed. Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda kale ee ka socota waddamada IGAD ayaa […]

Continue reading …
Wasiirka Cusub ee wasaaradda macdanta,Tamarta iyo biyaha Jubbaland oo booqday Dhismaha Cusub  Wasaarada loo dhisaayo .

Wasiirka cusub ee Wasaarada Macdanta Tamarta iyo Biyaha Jubaland ayaa manta kormeer shaqo ku tagay xarun cusub oon ay yeelan doonto wasaarada macdanta iyo biyaha Jubbaland oo uu ku socdo dhisme cusub sido kale wax uu booqday xaafada cusub ee midnimo oo dhawaan ay wasaarada ka hirgilisay goob ay dadka ka soo laabatay xerooyinka  Qaxootiga […]

Continue reading …
Finaxaar oo Xabsigga Jeel Ogadeen in aan lagu xidhiin Codsaday Cafimaadka xabsiga oo xun darati

Dirdhabo Sabti 4/8/2018 Kadib marki Saaka oo Sabti ah Xabsiga loo taxabay Finaxaar Cabdi iLey  waaxa u ka codsaday ciidamadi sugayeey amnigisa si usan uga baxiin dalka oo u danbi badan ka galay lana soo xaqijiyeey in u donayeey bisha 5teedaa oo Axad ah in u xadka ka baxo wajaale halkas oo la soo qabtay […]

Continue reading …
War Deg Deg Ah  Cabdi iley oo Xabsiga la dhigay Saacadan an joogno

Dirdhabo Sabti War deg deg ah oo soo gaadhay Faafaannews waxa sacaad ka hor xabsiga loo jiiday  ninki ugu dhaqanka xuma guud ahan soomalida maamulka soo martay Bariga afrika. Dhaqanllaawe Abdi ileey oo waiba inyar uga badbadey in xabadi ku dhacado kadib marku diiday in u furo Albaabka guriga u dagana oo loogu tagay waxa  […]

Continue reading …
Shiirka wada tashiga Soomaali Gaalbeedee Dirdhabo oo galay malinkii 2aad

Jimce 3/8/2018 Dir dhabo Waxa sidd loogu talo galay saaka dib u furmay shiirki wada tashiiga ee magalada dir dhab ka socday oo qorshihiisu ah mudo 4 malmood ah oo sallka loogu dhigayo Aaytiinka umada soomali Galbeed oo ku dhaan madasha shirka waxa Xusid mudan in dhamaan shucuubta itobiya in ay u hanweeyn yihiin muhiimad […]

Continue reading …
Ugaas Mustafe  Ugaaska Guud ee Umadda Barriga Afrika oo si diiran u soo dhaweyeey Errgo  Muhiim ah.

Ugaaska guud ee Barriga afrika ugaas Mustafe oo si aad u diiran ugu soo dhaweyeey Rugtta u dagan yahay ee looga arimiyo umadda somaliyeed ee Barriga  Afrika oo lagu wado in muudo 4 caano maal ah u ka socoon doono shiirka Aayo ka talinta dhulka soomaali Galbeed

Continue reading …
Breaking News Jigjiga

Ciidamo Militeri ah oo ka yimid xagaa iyo Harar ayaa ku amray Ciidamadii joogay gudaha magaalada in ay ka baxaan gudaha magaaladda, maadaama aysan ahayn goob dagaal Jigjiga , Wararku intaa Waxay ku darayaan in Magaaladda lagu soo reebay kaliya Ciidamo tiradoodu yar tahay islamarkaana dharkii booliska loo soo xiray waxayna ilaalin doonaan kaliy meelaha […]

Continue reading …
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo sheegay in la dhameystirayo sharciga lagu joojinayo Gudniinka fircoonigaa SAWIRRO

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo hadal kooban ka jeediyay gebagebadii aqoon iswaydaarsi ku saabsanaa joojinta gudniinka gabdhaha ayaa soo jeediyay in meel looga soo wada jeesto ciribtirka dhaqanka haraadiga ah ee haweenka Soomaaliyeed u gaysta dhaawacyada Muuqda iyo kuwa dhanka maskaxda ah. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay […]

Continue reading …