Home » Archives by category » WARARKA MAANTA » WARARKA MAANTA (Page 5)
Mareykanka iyo xulafadiisa oo weeraray Suuriya

Qarax aad u weyn ayaa laga maqlay caasimadda Dimishiq ee dalka Suuriya Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo. Dalalka Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa duqeymo ay kaga jawaabayaan sunta la sheegay in dowladda Suuriya ay adeegsatay ka fuliyay gudaha wadanka Suuriya. Raysal wasaaraha Britain, Theresa May oo iyaduna ka hadashay weerarka ayaa sheegtay in […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo”Laba Sano Waxka Yar Ayaan Ku Soo Afjareynaa Dagaalka Al-Shabaab”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa markale shaaciyey in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay dardargeliso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka bilaabanaya Gobolada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in qorshaha howlgallada Shabaab dalka looga saarayo uu yahay mid loo diyaar garoobay,isla markaana kaliya u baahan in loo dhaqaaqo. Waxa uu soo hadal […]

Continue reading …
SAWIRO: 22-Dhalinyaro oo Qatar ugu jiray iney galaan gacanta Magafe oo laga soo badbaadiyay & Muqdisho oo dib loogo soo celiyay

Safaaradda Soomaalida ee koonfurta Suudaan ayaa maanta Muqdisho ku soo celisay 22 dhalinyaro Soomaali ah oo tahriib ahaan ugu socday Libya. safiirka safaaradda Soomaaliya ee koonfurta Suudaan Xuseen Xaaji Axmed Maxamuud ayaa in intaasi waxaa intaasi dheeraa mid ku haray dalka Kenya, lobo Itoobiya loo qaadey iyo gabar Jubba ku soo hartay, isu geynta ayaa […]

Continue reading …
Guddoomiye Jawaari iyo MD Farmaajo oo Warbaahinta la hadlay

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa goordhow la hadlay. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu garab taagan yahay Madaxweyne Farmaajo oo hadal kooban jeediyay waxaa uu sheegay in uu iscasilay, islamarkaana Faahfaahinta sababta uu isku casilay uu berri bixin doono. Waxaa uu sheegay in uu arintaasi ogeysiiyay Madaxweynaha […]

Continue reading …
Midowga Afrika oo AMISOM ku Amray in ay farageliso Xaaladda Golaha Shacabka

Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu amray in ay farageliyaan Xaaladda Ammaan ee xarunta Golaha Shacabka si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqyadda iyo Xiisadda Baarlamaanka. Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Midowga Afrika ee ku sugan Addis Ababa ay amar ku bixiyeen in ciidamada AMISOM ay ilaaliyaan Ammaanka Hay’adda dowladda oo baarlamaanku […]

Continue reading …
DAAWO:- Dab Xoogan Oo Baabiiyey Raashin Ay Laheyd Qaramada Midoobey Oo Yaalay Dekada Xudeyda Ee Dalka Yemen

Dab Xoogan ayaa Baabiiyey Raashin Ay Laheyd Qaramada Midoobey Oo Yaalay Dekada Xudeyda Ee Dalka Yemen. Dabkan oo waqti socday ayaa dhaman Raashinkii yaalay Dakadda Basbeeliyay Waxaana Kooxda Dab Damiska ay guuleesteen in ay Bartiiyaan Dabka saaco kadib. HALKAN HOOSE KA DAAWO

Continue reading …
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo shaqaalaha Xafiiska kala qayb-qaatay Ololaha Nadaafadda (SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Guulleed (Khadar), ayaa maanta shaqaalaha xafiiska kala qeyb–qaatay ololaha nadaafadda ee dhammaan shaqaalaha iyo madaxda dawladdu ay fuliyaan khamiista ugu dambeysa Bil-walba, taas oo loola jeedo in laga shaqeeyo bilicda iyo qurxinta dalka gaar ahaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo gudaha […]

Continue reading …
R/W Khayre oo Daah-furay Shir lagu soo bandhigayay Dib-u-heshiisiinta Marka (SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay kulanka dib-u-heshiisiinta beelo ay codlaadi ku dhexmartay degmada Marka ee Shabeellaha Hoose, waxaana lagu soo bandhigay geeddi-socodka nabadda ee degmada Marka, iyada oo laga soo saaray todobo qodob ay ku heshiiyeen labada dhinac. Shirkan oo ay daadihinayso Xukuumadda Soomaaliya gaar ahaan […]

Continue reading …
Wararkii ugu dambeeyay Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Qarax Gaari ayaa abaare saacadu marka ay aheyd 04:30-PM oo galabta ah waxa uu ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Maqaaxi lagu shaaxeeyo oo ka soo horjeeda Hotelka Wehliye. Gaari uu kaxeynayay nin isa soo miidaamiyay ayaa beegsaday Maqaaxi lagu shaaxeeyo oo galabtii si aad ah loo soo camiro, sidoo kale […]

Continue reading …
ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO SHIRKII DULMI DIID EE QAARADA YURUB

Dhamaan shacabka ku nool qaarada yurub waxaan u sheegeynaa uguna bishaareyneynaa inuu dhici doono shirkii loogu hiilinayeey shacabkeena ku dulman gudaha wadankii kana dhici doono wadanka Sweden taariikhdu markay tahay 07/04/2018  Shaqsikasta oo godobkagalay shacabka waanu laxisaabtamaynaa ciduudoono ha ahaadee waayo daalim reermamatalo ee hala ogaado kasoqaybgal caw dhamaan dadka wadaniga ah ee jecel dadkood iyo […]

Continue reading …