Home » Archives by category » WARARKA MAANTA » WARARKA MAANTA (Page 55)
Ra’isul Wasaaraha Somalia oo ku dhowaad hal milyan oo dollar ku wareejiyey.. (Daawo sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay kulan dhaqaale loogu aruurinayey dadka Soomaaliyeed ee ku dhufteen abaaraha, waxana intii uu socday kulanku Xukuumaddu soo bandhigtay dhaqaale ay ugu talagashay abaarta ka jira Soomaaliya. Kulankan taakuleynta ah ee dhaqaalaha loogu aruurinayey dadka abaaruhu saameyeen ee ku nool gobollada […]

Continue reading …
Roob lagu qabowsaday oo Saaka Muqdisho ka da’ay

Roob lagu qabowsaday ayaa saaka aroortii hore  ka da’ay Degmooyinka Gobolka Banaadir. Roobka saaka ka da’ay Magaalada Muqdisho ayaa kusoo beegmaya xilli Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay uu ka jiray kulayl xad dhaaf ah,Raxmada Alle ee saaka ku hoortay Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa ka dhigtay Jawiga Caasimada mid qaboow. Shalay ayey ahayd […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Galmudug “30-ka bishan way dhaceysaa Doorashada

Cadaado-faafannews.com- Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa ku adkeysanaya in 30-ka bishan ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug. Magaalada Muqdisho weli waxaa ku sugan wafdiyo ka kala socda Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna, waxaanan ilaa iyo hada furmin kulan ay yeelan lahaayeen labadan dhinac. Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen in fulinta jadwalkii […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiisyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah waxa ay ku joogaan dalka Turkiga, iyaga oo kulamo la qaadanayay dhinacyo kala duwan oo Turkiga ka tirsan. Wasaarada arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Wasaarada arrimaha Dibadda dalka Turkiga ayaa kala saxiiday heshiisyo iskaasho oo labada dal ah. Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo […]

Continue reading …
Daawo Sawirro: Sida garoomada UK loogu tababarayo Saraakiisha Heyadda socdaalka Somalia

Saraakiil ka tirsan heyadda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya oo dhowaan tababar loogu qaaday wadanka Britain ayaa garoomada dalkaas ka bilaabay tababarkoodii. Waxaa saraakiishan oo gaaraya lix xubnood oo haweeney ay ku jirto ay gaareen garoonka dayuuradaha magaalada Manchester halkaasoo noqotay goobtii ugu horeysay ee tababarkooda looga bilaabay. Tababarka ay qaadanayaan oo ay bixinayaan […]

Continue reading …
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Turkiga

Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaaladda Ankara ee caasimadda dalka Turkey. Garoonka diyaaradaha ee Ankara ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay madaxda dalkaas, inkastoo uusan soo dhaweyntaas ka qeyb galin madaxweynaha Turkey Erdogan. Masuuliyiinta kale ee sar sare ee dalkaas ayaa madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Ankara. Madaxda Safaarada […]

Continue reading …
Soo dhaweynta Farmaajo oo UK ka bilaabatay.

Waxaa Magaalada London ee dalka ingiriiska ka socda qaban qaabada soo dhawaynta Wafdiga Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo) ee horaanta bisha May ku tagi doono Boqortooyada Brtain. Shirka London Somalia Conference, waxaa uu dhacayaa 11 bisha May ee sanadka 2017, waxaana ka soo qeyb-gali doona, madax ka kala socota dhamaan wadamada Bariga Africa, marti sharaf […]

Continue reading …
inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun

————————-> #_TACSI <———————– إنا لله وإنا إليه راجعون كل نفس ذائقة الموت ونلوكم بالشروالخير فتنه والينا ترجعون Inaa Lilaahi Wa’inaa iLeyhi Raajicuun Kulu Nafsin Daa’iqatul Mawt Naf Kasta Geerida Way Dhadhamin Rabi naxriistiijano haka waraabiyee waxaa maanta magaalada araarso lagu aasay yuusuf weerar oo ahaa mid kamid ah odayaasha ugu caansa gobolka dhagaxbuur iyo kan […]

Continue reading …
Qiso Jaceyl Oo Murugo leh

Qasadani waxay ku dhaccday gabadh soomaaliyeed iyadaana ka sheekaynaysa waxayna ku bilawday: –  Magaalada Balcad ee gobolka shabeelaha dhexe oo aan ku noolaa intii aan garaadsaday 4Jirkaygii ilaa 18-jirkaygii , halkaasoo aan ka bilaabay waxbarashadaydii aan ku dhamaystay, Mahad waxuu ka mid ahaa dhalinta aan isla jaan qaadnay in kastoo uu iga waynaa mudo 8 […]

Continue reading …
Dowlada UK oo ka hadashay qodobada ugu mihiimsan ee shirka London

SHIRKA LONDON: Shirka London Somalia Conference, waxaa uu dhacayaa 11 bisha May ee sanadka 2017, Dabinkii Soomaaliya ka badbaaday 57 sano kahor in maanta lagu rido ma mudna.! Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya (Military). Iyada oo Madaxda Qaranka iyo […]

Continue reading …