Home » Archives by category » WARARKA MAANTA » WARARKA MAANTA » WARARK
ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO SHIRKII DULMI DIID EE QAARADA YURUB

ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO SHIRKII DULMI DIID EE QAARADA YURUB

Dhamaan shacabka ku nool qaarada yurub waxaan u sheegeynaa uguna bishaareyneynaa inuu dhici doono shirkii loogu hiilinayeey shacabkeena ku dulman gudaha wadankii kana dhici doono wadanka Sweden taariikhdu markay tahay 07/04/2018  Shaqsikasta oo godobkagalay shacabka waanu laxisaabtamaynaa ciduudoono ha ahaadee waayo daalim reermamatalo ee hala ogaado kasoqaybgal caw dhamaan dadka wadaniga ah ee jecel dadkood iyo […]

LABADII MEHERADOOD EE UGU DANBEEYAY OO JIDWAAQ KAGA HADHAY JIGJIGA OO ASBUUCAN LAXIDHAY

Sida aynu ognahay tacadiyada iyo kutumashada beesha degta magaalada jigjiga ee jidwaaq way sii socotaa. Waxaa baryahan danbe maamulka Cabdi ilay uu ku mashquul sanaa sidii u beesha jidwaaq ugala dagaalami lahaa xaga dhaqaalaha , aqoonta, horumarka iyo xoriyada. Waxaa uu shaqadii ka wada eryay dhamaan dhaqaalihii u dhashay Jidwaaq, Waxaa uu kareebay waxbaradhadii dibada […]

Continue reading …
Kacdoonka jidwaaq koobab kii tartanka sida loo kala heley

Sidaa la wada socotaan kacdoonka jidwaaq oo soo bilawday 3 December 2017 ayaa waxa uu keenay in uu gilgilo xukuumada cabdi ilay taasina waxay qasabtay in dawladiisu ay howlgaliso dad badan oo aflagaadeeyo hogaankii waday halganka sidii dabeecada u ahayd maamulka cabdi. Waxaad ogtihiin in meel lagu soo ururiyay dhamaan dad kii waalwaalaa, odayaadhii, hogaamiye […]

Continue reading …

Tacsi

No Comment
Tacsi

نَّا لله وإنا إليه راجعون Maamulka iyo Banda faafan news waxay tacsi halkan uga dirayaan Alle ha u naxariistee gudomiyihi gurtidi jidwaq ee adis abab suldan Abdi Mohamed suldan sheekh Casanova oo maanta ku geeriyooday magaalada jigjiga. Waxaan alle uga baryaynaa inuu naxariistiisa siiyo ehel kiisa iyo dhamaan umada soomaaliyeedna Samir iyo imaan ha kasiiyo Aaaaaaamiiiin

Continue reading …
Xeeladihii iyo tabihii cabdi adeegsanayey oo soo xidhmay

Cabdi maxamed cumar waa madaxwaynihii ugu waqtiga dheeraa ee deegaanka soo mara. Waxaa uu deegaanka madaxwayne ka ahaa 7dii sanadood ee la soo dhaafay. Inuu mudada intaas le’eg haysto deegaanka maxaa cabdi u suurto galiyay? Waxaa laga yaabaa inaad is tidhaahdid malaha wuu ka aqoon badan yahay madaxwayneyaashii ka horeeyay, waxaa laga yaabaa inaad is […]

Continue reading …
THE THINGS LACK OF GOOD GOVERNANCE IN FRINGS ON

Lack of good governance related demands by the people have become breeding grounds for social unrest in different parts of the country. Although camouflaged with other issues, the lack of good governance is the fertile soil upon which other political and economic causes of conflict are sewed. Accordingly, what started out as demonstrations have turned […]

Continue reading …
DAAWO : WARSAXAFADEEDKII GARAADADA JIDWAAQ OO DHAMEYSTIRAN

Garaadada salaadiinta iyo wax garadka beesha Jidwaaq oo ka gilgishay maamul xumada iyo cadaalad darada ka jirta DDSI runta u sheegay maamulka meesha boobka ku heysto ugana digay hadii eey joojin waayaan tacadiga eey deeganka ku hayaan waxii dhaca masuuliyadeeda inuu maamulka hada jira qaadan doono. halkaan ka daawo waraysigii oo dhameystiran

Continue reading …
Golaha Wasiirada Maamulka Goboleeedka Galmudug Oo Kulan Deg Deg Ah Ku Leh Cadaado.

Sida aan ku heleyno Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug kuwaas oo sheegaya in Xubnaha Golaha Wasiirada maamulkaas ay leeyihiin Kulamo gooni gooni ah. Wasiirada ayaa waxa ay ka hadlayaan arrinta khilaafka ka dhex abuurtay Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug kadib Wareegtadii ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Xaaf […]

Continue reading …
Maamulka G/Banaadir Oo Sheegay In Ay Dayactir Ku Sameynayaan Bulaacadaha Magaalada Muqdisho.

Hadalkaan ayaa waxaa sheegtay gudoomiye ku xigeenka dhanka Maamulka iyo Maaliyada ee Maamulka gobolka Banaadir Maluuka Cabduqaadir Xaaji Dheere. Waxa ay sheegtay in ay jiraan meelo badan oo biyo fariisid ah islamarkaana aan laheyn meelo Bulaacado ah oo ay biyaha ka baxaan. Sidoo kale waxa ay hadalkeeda intaas ku dartay in Maamulka Gobolka Banaadir uu […]

Continue reading …
Wadamada Ay Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya Oo Xoojinaya La Dagaalanka Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo wafdiga la socda ee  ku sugan Magaalada Newyorka ayaa kulan la qaatay madax ka socota wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya kuwaas oo sida xubnaha dowladu noo xaqiijiyeen ka wada hadlay arrimo la xariira Xoojinta xariirka wadamadaas ay la leeyihiin Soomaaliya, Horumarinta howlgalada ka dhanka ah Nabad diidka iyo […]

Continue reading …
Page 1 of 8123Next ›Last »