Home » Archives by category » WARARKA MAANTA » WARARKA MAANTA » WARARK (Page 3)
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN,

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN WAXANU  IDIIN SOO GUDBINEYNA SIDA U U DHACAYO ASSKA QARAN EE SHEEKH ABDULLAHI AW XUSEEN  OO KA DHACAYA JIGJIGA GOORDHOW INSHALLAH TOOS

Continue reading …
Tacsi Tiraanyo leh.Bahdda Faafannews, INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN waxa Bahdda Faafannews  tacasi  Murugo leh u direysa dhamaan  Umada Somaliyeed  iyo Qoyski iyo qarabadi u ka Baxay Marxuum Sheekh Cabdullahi Aw Xuseen oo ku geeriyodey Magalada Addis ababba  oo Ass Qaran lagu assayo Casumada Jigjiga oo u deegana  waxan Allah uga baryeeyna  janadisa qaliga ah ku abaabmariyo Anagna […]

Continue reading …
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxan Tacsi Tiraanyo leh,hallkan uga direyna dhamaan Qoyska iyo Ehelada iyo qarabadda  iyo dadweeynaha somaliyeed ee deeganka  geeska afrika geerida ku timiid Mufte Sheekh Abdullahi Aw Hussen oo ku geeriyodey magalada Addis abbab  Asskisuna ka dhici doono manata Magalda jigjiga,                    Waxaan Eebe uga baryeeyna inu janadisa […]

Continue reading …
Galmudug oo Shirkad Shiinays ah Ku Wareejinaysa Dekadda Hobyo+Sawirro

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay masuuliyiinka ka socday dowladda Shiinaha. Kullanka ayaa diiradda lagu saaray dhismaha dekadda Hobyo, oo ah isha ugu muhiimsan Galmudug dhaqaale iyo horumar ka sameyn karto. “Waxaan maanta magaalada Muqdisho kula kulmay mas’uuliyiin ka socotay dalka Shiinaha, waxaana ka […]

Continue reading …
Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Magaalada Marka

dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku  qaadeen fariisimo Ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Magaalada Marka,wuxuuna dagaalka ahaa mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Sidoo kale waxaa la […]

Continue reading …
Weerar Lagu Qaaday Masjid Ay Soomali Maamusho +Sawirro

Kooxo Hubeysan ayaa bambo Gacmeed waxa ay ku weerareen Masjidka Darul Faruq oo ku yaalla magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota, islamarkaana kamid ah masaajida ay gacanta ku hayaan dadka Soomalida ah. Sida ay sheegeen dadkii ku sugnaa Masjidka Waxaa Bamkan lala eegtay xafiiska ama xarunta Sheekh Waliid oo ah Imaamka masjidka, hasse ahaatee lama sheegin […]

Continue reading …
Al-shabaab oo Toogtay Askari Kenyaati ahaa+Sawirro

Mu’asasada Al-kataa’ib, garabka warbaahineed ee Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Muqaalka askari ka Tirsanaa ciidamada Kenya oo la tooganayo kaasi oo lagu qabtay dagaalkii ka dhacay Saldhiga Deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo. Filimkan ayaa lagu soo bandhigayaa maxbuus Kenyaati ah oo fariintii ugu dambeysay u diraya dadkiisa Islamarkaana ugu dambeyntii la khaarijinayo. Muuqaalkan oo la daawan […]

Continue reading …
Qarax Miino oo ay ku dhinteen 7 Askari

Ugu yaraan 7 Askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa Itoobiya ayaa ku dhinteen Qarax Miino oo ay Al-Shabaab u dhigeen Ciidamo kasoo baxay degmada Waajid ,islamarkaana kusoo jeeday Magaalada Baydhabo. Al-Shabaab ayaa sheegtay in Qaraxaasi Miino ay  ku dileen Ciidamo isugu jira Soomaali iyo sidoo kale Itoobiyaan. Ciidamada Itoobiya ee Qaraxa […]

Continue reading …
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabay Xil Cusub

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay lataliyihiisa Arrimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Wariye C/Qaadir Maxamed Nadaara.

Continue reading …
Taliye Faarax Gaafow “Laba Qarax ayaan fashilinay”

Taliyaha Ciidamada Dowladda ee degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Faarax Aadan Gaafow ayaa sheegay in ay fashiliyeen laba Qarax oo lagu aasay degmada Jalalaqsi ee gobolkaasi. Labada Qarax ayaa mid ka mid ah waxaa lagu aasay barkontorool oo Ciidamada ay ku leeyihiin duleedka degmada Jalalaqsi, halka midka kalena lagu aasay gudaha magaalada. Faarax Aadan Gaafow Taliyaha […]

Continue reading …