Arrimaha Gudaha Arrimaha Dibadda Bulsho & Barbaarin Dowladnimo & Xeer wax lala yaabo Faallo ??? ← Previous Post Next Post → RUNSHEEG WAA CEEBSHEEG

Filed under: CIYAARAHA |

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ‘runsheeg waa ceebsheeg’.
waxaa jira maahmaahyo Soomaaliyeed oo an ku dhisnayn cilmi, isla markaasna ka fog xaqiiqada iyo danta bulshada, kuwaasoo caddayn u ah inay jiraan maahmaayaha Soomaali ah oo an run ahayn.

Dhanka kale, maahmaahdaan “Run-sheeg waa Ceeb-sheeg” waxay gashay oo ka mid noqotay dhaqankeenna. In runta iyo wixii bulshada dhexdeeda ka jira la  qariyaana waa cillad aad u wayyn oo aynnu leenahay.

Midda kale, sidee wanaag, horumar iyo caddaalad loo heli karaa, haddaan waxa jira ama wixii dhacay? Halkaas waxaa ka cad inay bulshadeenna Soomaaliyeed ka qaldan yihiin waxyaalo asaasi ah, jeer la saxana ayan waxba hagaagi karin.

Waxyaala ay in runta laga sheego lagama-maarmaanka tahay waxaa ka mid ah:
1. habka qaybinta/maamulka hantida dalka iyo dadka
2. habka qorista shaqaalaha/shaqo bixinta iyo darajo bixinta
3. habka baarista dembiyada/habka garsoorka.

4.habka bixinta degmooyinka cusub.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *