ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO SHIRKII DULMI DIID EE QAARADA YURUB

Filed under: dhacdooyinka,WARARK,WARARKA MAANTA |

Dhamaan shacabka ku nool qaarada yurub waxaan u sheegeynaa uguna bishaareyneynaa inuu dhici doono shirkii loogu hiilinayeey shacabkeena ku dulman gudaha wadankii kana dhici doono wadanka Sweden taariikhdu markay tahay 07/04/2018  Shaqsikasta oo godobkagalay shacabka waanu laxisaabtamaynaa ciduudoono ha ahaadee waayo daalim reermamatalo ee hala ogaado kasoqaybgal caw dhamaan dadka wadaniga ah ee jecel dadkood iyo dadkood waa laydiin baahanyahay waayo somaalidu waxaytiraahda farkeliyi fool madhaqdo waxaa lobahanyahay fekerkaag iyo aragtidaad waxaaynu wadnaa waa isbedel aaynu  kusamaayno hogaanka dalka taaasunbaa isbedel

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *