Soomaalida Waxay Ku Abtirsataa Suugaanta.

Filed under: Suugaan |

Soomaalidu waxay ku abtirsataa dhaqan fac weyn oo xeerar iyo qawaaniintiisa leh oo jiilashan danbe ay dayaceen. Waxan halkan idiinku soo bandhigaynaa qayb ka mid ah barnaamij uu Abwaanka Muuse Cali Faruur kaga warramayo qaybo badan oo ka mid ah dhaqanka Soomaalidii hore.

Marka aad culuuntan dhaqanka qaarkood dhegeysato waxaad garan karaysaa baaxadda dhaqan cilmiyeysanoo Soomaalidii hore lahaayeen.

Qaybaha hadhsan ee culuumta dhaqanka ayaan dib idiinku soo fudbin doonnaa haddii Eebbe idmo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *