ABDOW DIRIDHABA MASIIRKEEDA ADIGA LAGAALAMA TASHANAYO

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

TPLF oo ku kacsan Cabdi Iley kadib Markuu Cabdi iley Oromada Hortooda ku hor qirtay in dambiga uu sameeyey ay ka dambeeyeen kooxda meqele, cabdi ayaa hortooda ka qirtay asagoo shir ku wada jireen lemma megarsa iyo OPDO.

Cabdi ayaa markuu hadalka ku hadlayey in badan ooyayey 10 jeer ka badana madaxa ka dhunkaday Lemma Megarsa
wuxuu intaas ku daray in Maamulka Dhiridhaba loo daynayo Oromada oo xisbiga Somaalida ay ka tanaasulayaan maamulka diridhaba. Cabdi Iley wuxuu moodaayaa inuu Oromo diridhaba ku wareejin karo, Diridhaba waxay leedahay Aqoonyahano, Culumaa’ u diin iyo Odayaal dhaqameedyo miisaan culus ku leh dawlada dhexe iyo Bariga Africa oo dhan. waqtixaadirkana shirar Dulmi-diid ayaa kasocda Diridhaba , kacdoonkuna hadda wuxuu u socdaa xaga Addisbaba kadibna Jig-jiga
CABDI ILEY WUXUU KU DHIMAN DOONAA AAKHIRKA KACANTA TIGREEGA AMA DULMIDIID KA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *