AKHRISO: Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saaray dhiilada ka taagan deegaanka Tukaraq

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay Bayaan la xiriira xaaladaha kala duwan ee ka taagan degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, halkaasi oo xiisado dagaal oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ay ka taagan tahay.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *