AKHRISO: Qodobadda laga soo saaray Shirkii Maamulka Goboleedyada ee ka socday Baydhabo

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Magaalada Baydabo maanta waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii u dhaxeeyay madaxweynayaasha Maamul Gobolleedyada dalka,kaasi oo mudo saddex cisho ah socday.

 

Madaxda Maamul Gobolleedyada ayaa shirkooda ka soo saaray Warmurtiyadeed kaga hadlayaan Xaaladda dalka Soomaaliya iyo Xiriirka Dowladda dhexe iyo Maamul Gobolleedyada.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *