muqdishow (faafannews) Hogaamiyaasha Madasha Wadatashiga ee maalmahan kusugnaa magaalada Muqdisho ayaa soo gaba-gaboobey, waxaana qodobada ka soo baxay looga wada hadlay arrimo badan oo muhiim u ah doorashada Soomaliy.

1 2 3 4 5