Akhriso:-Shirkii Wadda Tashiga Amniga Gobolka Mudug Oo War-Murtiyeed Laga Soo Saaray

Filed under: CIYAARAHA,Faafan,WARARKA MAANTA |

Goordhow waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu soo gaba gabeeyay shirkii wadda tashiga nabad galyada gobolka Mudug kaas oo laga soo Qodobo gaaraya ilaa 10.

Qodobada shirkaas la isku raacay ayaa waxaa ka mid ah in mudo 9 cisho Gudahood ah la qabto shirweyne looga hadlayo nabad galyada gobolka Mudug

Sidoo kale waxaa warmurtiyeedka ka mid ah qodobada ku xusan in labada Maamul ay siwadir ah uga hortagaan waxkasta oo keeni kara khilaaf.

Hoos Ka Akhriso War-Murtiyeedka ka soo baxay shirkaas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *