AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dowladda & Maamul Goboleedyada & Heshiisyo cusub oo la gaaray

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee madaxda dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyoa Gobolka Banaadir ayaa Xalay saq dhexe laga soo saaray War-murtiyeed.

Shirkan oo socday intii u dhaxeysay 6-10-kii Febraayo 2018 ayaa lagu gaaray heshiisyo hor leh oo dhinacyada ay isla qaateen, kuwaasoo ay ku jiraan qeybsiga kheyraadka iyo Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

    

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *