Al Shabaab oo soo bandhigtay Hub iyo gaadiid dagaal ay ku qabsadeen Dagaalkii Buula Gaduud.

Filed under: CIYAARAHA,Faafan,WARARKA MAANTA |

Al Shabaab ayaa markii ugu horeesay soo bandhigtay gaadiid dagaal iyo hub kala duwan ay ku qabsadeen weerarkii maalmo kahor ku qaadeen xero ciidanka Maamulka Jubbaland ku lahaayeen Deegaanka Buulo Gaduud.

Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Deegaanka Buulo Gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo waxaa ka dhashay khasaaro aad u xoogan oo soo gaaray ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa dowlada Soomaaliya.

Al Shabaab ayaana soo bandhigtay Sawirada labo gaari oo nuuca Cabdi Bilaha loo yaqaan oo mid kamid ah qoray uu saaran yahay, waxa ay sidoo kale Shabaab soo bandhigeen hub kala duwan ay sheegeen in ay ku qabsadeen dagaalkii Buulo Gaduud.

http://allbanaadir.net/images/news/

http://allbanaadir.net/images/news/

http://allbanaadir.net/images/news/

http://allbanaadir.net/images/news/

nmbnm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *