Beertaad lahayd ninka hortaada ku Abuuranaya baradii aad dhisatayna kaa qaatay oo banaanka ku dhigay markaad ka sii aamusnaato soo Dulinimo MA AHAAN

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Cabdi dheere Mataan Siciid oo udhashay beesha Jidwaaq ayaa xalay gurigiisa lagala baxay waxaa asagana laba guri uu lahaa lagala wareegay Maxamed Mataan Siciid waxaa horey Cabdi iley ugu xidhnaa Xaaji Mataan Siciid. Sadexdan nin ee walaalaha ah ayuu Cabdi iley ku beegsanayaa kaliya inay ka dhasheen beesha Jidwaaq ayakoon wax dambi ah ooy ka galeen jirin.

Waxaa laga saarey guriga Maxamed Mataan Siciid hooyadii oo curyaan ah, ayadoo alaabadii banaanka loogu daadiyey. Maxamed Mataan ayeey xalay oo dhan raadinayeen balse nasuub wanaag waxuu kusuganyahay wadanka Sweden.

Waa nasiib darro aad uweyn ah in dadka beel ahaan loo beegsado ayadoo kuwa beegsanaya ay yihiin hal Jufo oo kaliya, waxaa hawlgalka beesha Jidwaaq lagu beegsanayo hogaaminaya Cawke iyo ina Yaasiin dheere oo maraajaga (jawaasiista) haysta oo labadaba Cabdi iley ilma adeer yihiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *