BISHAARO BISHAARO MILKIILIHII UNIVERSAL TV OO LAGU XERAY ADDIS ABBABA

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Mulkiilaha UNIVERSAL TV Engineer Ahmed Abubaker oo lagu xidhay Addis Ababa. Waxaa la qabtay maanta wuxuuna caawa ku xidhan yahay jeel ku yaal xaafadda 24, AMICE. Lama oga waxa loo xidhay iyo inay siyaasad ku lug leedahay.

Sidii aan horay usheegnay tv universal ee ku caanbaxay isku dirka iyo qawmiyadaha itoobiya oo mulkiilahoodii Addis-Abbaba lagu qabtay cadaaladana la horkeenaya. Sxb Cabdi ilay ha badabaadi daalimkaas uu ku shaqaysan jiray

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *