CABDI OO BOHOSHII UU KU DHICI LAHAA QODAYA

Filed under: Faafan,WARARKA MAANTA |

Waxaad ka war haysaan in ONLF iyo Dawlada Itoobiya wada hadal uga furmayo magaalada Nairobi. Wada hadalka ayaa waxaa uu u dhexeeyaa laba kooxood oo is ku mida waa soomaali la hadlaysa soomaali. Waxaa wax lala yaaba ah in ONLF oo ku andacoon jirtay wada hadalkayaga soomaali kuma jiri karto oo anaga ayaa soomaali matala ay baritoole horfadhiisan doonaan cabdi ilay iyo bashiir Cabdilahi Caydaruus oo ganacsade ah. Cabdi ayaa la waydiiyay isagoo Addis Ababa jooga sawdigii lacagta ku madhiyay ONLF waan sifeeyay dibad iyo gudaba maxaa is badalay xagay ka soo noolaadeen? Waxaa uu ku jawaabay odayaashii gaboobay ee ka haray ONLF ayaan rabaa inaan laga faa’iidaysan oo aan soo xareeyo maadaamay igu yiraahdeen waxaan rabnaa inaan wadan Kayaga cimriga ku dhamaysano oo aan Baraf ka is kaga tagnaan.
Hadaba cabdi Waxaa uu na ogayn In TPLF tidhaahdo waa damiin nacas ah danbiilana ah laakiin wuxuu naga furtay askartii naga dhimanaysay ee maalinta ay ONLF dhamaato waan xidhaynaa maadaama uu waxbadan ogyahay ama waan sunaynaynaa.
Hadaba marka ay ONLF soo xarooto cabdi wuu kudaaya. Waxaan leeyahay cabdiyoow waxaa qodaysaa bohoshii aad ku dhici lahayd.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *