DAAWO:- Ciidamada Liyuu booliska oo La Wareegay Amniga Jigjiga kuna Dhowaaqay Go’aamo Culus

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,RADIO WADANI,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |

Taliyaha Guud Ciidamada Liyuu Booliska Maxamed cabdi muusar ayaa ka hadlay Waxbaayaha Horyaaala Ciidamada oo wax badan laga Badalay Nidaamkii Hore ee ay ku shaqayn jireen, Wuxuu sheegay in dadka dhibaatada ka wada deegaanka ay Tallaabo Sharci ah ka qaadi doonaan, Wuxuuna Fariin u diray dhalinyaro dhibaato ka wada magaalada Jigjiga.

“Caawa laga bilaabo magaalada Jigjiga waxaa Amnigeeda la wareegaya Ciidamada Liyuu Booliska, Waxayna soo geli doonaan magaalada, Amnigeeda anaga ayaa si Buuxda ula Wareegi doonaa, Ma dhici doonto Qof dambe oo magaalada wax lagu dhex yeelo, Shacabku Qiimo badan ayuu noo leeyahay.” Ayuu yidhi.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *