DAAWO: Madax dhaqameedka Jigjiga oo ka hadlay Qalbi-dhagax, Iyo Weerar ay Xildhibaan Sakariye ku Qaadeen

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Qaar kamid ah Madax dhaqameedka magaalada Jigjiga ayaa ka hadlay Arinta Cabdikariim Qalbi-dhagax oo Mudooyinkii ugu dambeeyay siwayn loga hadal hayey Guud ahaanba Soomaaliya, Waxayna sidoo kale eedayn dusha uga tuureen dadka Arintaasi ka hadlay.

“Anaku Soomaaliweyn ma nihin Itoobiya ayaa nala yiraahdaA. walaalahayaga Soomaaliya waxan leeyahay hadaa wax taraysaan Shabaab iska celiya.. Arimahayaga boos idiinkama banaane..” Ayuu yidhi mid u hadlay Madax-dhaqameedka.

Sidoo kale waxay eedayn u jeediyey Xildhibaan Sakariye oo kamid ah Kuwa sida adag uga soo Horjeeda Itoobiya, Iyagoo ku eedeeyay inuu yahay Xagjir.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *