DAAWO:- Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis Fidiyey Maxaabis, Boqor Buurmadow Ma Ku Jiraa 

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha Somaliland  oo  sumadeedu tahay /222-113/062018 uu cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada Somaliland ku xiran, oo tiradoodu dhan tahay 511 (Shan Boqol iyo Kow iyo Toban) maxbuus

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *