DAAWO:- Ra’iisul Wasaarahii Itoobiya oo is-casilay (SABABTA)

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa ku warrantay in uu xilki iska casiley Ra,iisal wasaarihii Itoobiya Haiemariam Desalegn.

Waxa uu sidoo kale Desalegn uu ka tagay guddoomiyannimadii xisbiga talada haya ee Itoobiya ee EPRDF, ilaa hada ma cada sababta uu isku casilay raysal wasaaruhu

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *