DAAWO: Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Ka Biya Diiday Qeybta Somaliland La Siiyay Saami Qeybsiga Aqalka Sare .. +VIDEO

Filed under: Faafan,WARARKA MAANTA |

11-08-2016 (FAAFANNEWS) Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka sare ee khuseeya Xubnaha Somaliland.

Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay inay arrintaasi ahayn mid ay ku qanci karaan, wuxuuna madasha hoggaamiyayaasha ugu baaqay inay dib u eegaan qodobkaas.

Medi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *