DAAWO SAWIRRO BADAN: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Hadliye Waraaqaha Aqoonsiga Kala Wareegay Safiirka Dawladda Mareykanka u Soo Magacawday Soomaaliya .. +SAWIRRO

Filed under: Faafan,WARARKA MAANTA |

MUQDISHOW (FAAFANNEWS) Wasiirka Arrimaha Dibadda  Soomaliya Cabdi Salaan Cumar Hadliye ayaa Warqadihii Aqoonsiga kala Wareegay Safiirkii Dowladda Mareykanku ay u soo Magacawday Soomaaliya Stephen M. Schwartz  kulan manta Ka dhacay Magaaladda Muqdisho, Sida uu Baahiyay Wargeys  Kasoo baxa Mareeykanka oo lagu Magacaabbo EIN news.

Warqadahaan uu la wareegay Wasiir Hadliye ayaa Caddeeynaya in MR Schwartz uu yahay Safiirka Rasmiga ah ee Doowladda  Mareeykanka  u Fariisanaya Soomaalia, waxanna ku Saxiixan Madaxweeynaha Mareykanaka EIN news.

Intii uu shirku Socday ayuu Safiirka Mareeykanka Mr. Stephen M. Schwartz  sheegay in Magacaabidiisu  ay ka dhigan tahay Adkeeynta Xiriirka Soomalia iyo Mareeykanka.

Mr Schwartz waxaa uu intaas ku  Daray in uu Kaqeeyb qaadan Doono Dib udhiska, Adkeeynta  Amaanka, Maamul wanaagga iyo Kobcinta Dhaqaalaha islamarkaanna uu Doowladda Soomaliya Ka caawi Doono Hirgalinta iyo Adkeeynta Democratic-yadda.

Safiirka Cusub ee Mareeykanka ayaa noqonaya Safiirkii ugu Horreeyaya ee Doowladda Mareeykanku aay u soo Magacaawdo Soomaalia Tan iyo 1991 kii xilligaas oo aay Bur-burtay Doowladii DDhexe ee Soomaaliyasom1som1som1som1som1som1som1som1som1som1som1som1som1som1som1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *