DAAWO VIDOE : WARAYSI MUHIIM AH OO LOOGA HADLAYO DDSI

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |

Aqoon yahan Mustafe Omar oo qoraalo badan ka qoray degaanka soomalida itoobiya ayaa sheegay in deegaankaasi eey ka jirin wax xoriyad ah dadkuna eey xabsi guri ku wada jiraan qofna fikirkiisa ma cabiri karo haduu guhada joogo iyo haduu dibada joogaba.

halkaan ka daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *