DAAWO:- Xaflad heer sare ah oo lagu qabtay Kismaayo iyo Ra’isal Wasaaraha oo ka qiirooday Hal Arrin

Filed under: dhacdooyinka,DIINTA,Faafan,RADIO WADANI,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa lagu qabtay Xaflad lagu soo dhaweynaayay sidoo kalena lagu sagootinaayay Wafdiga Wasiirada ah ee uu hogaaminayo Ra’isal Wasaare Xasan Cali Khayre.

Xaflada oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ay ahayd mid isugu jirta Casho Sharaf  Kaftan iyo Reynreeyn u saldhiigu ah Kalsoonida aminiga leh ee shiirku ugu soo dhamadaay marki ugu horeysey inta ay jirtay xukumada R/W. kheyre.

Xaflada ayaa lagu soo bandhigay Heeso wadani ah iyo kuwa ka hadlaya Midnimada Shacabka Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *