Dadkii lasoo daayey ee Oromada ahaa waxuu rabbi inoogu dhaxrey Mohamed Mohamud Adan

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Maanta waxaa xabsiga Qaaliti ee magaalada Addis Ababa laga soo daayay Mohamed Mohamud Adam. Waxaa ayaan daro ah xili aan subax walba kusoo waabariisanayno siidaynta maxaabiista daafaha wadanka in aan dhinaca aan deegaanka mar walba ka maqlayno dad hor leh oo cabsiga la geeyay sida ka dhacdayba Jigjiga, Qabribayax iyo meelo kaloo badan. Dabcan DDSI meel xabsigu yahay qayb kamid ah horumarka gaadhay ayay u taalaa. Waxaan rajayn in umad badan oo xabsi aysan mutaysan ku jira banaanka imaan doonaan!!!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *