Dhageyso Cali Guudlaawe Oo Ka Hadlay Qaraxiii Ka Dhacay Baladweyne

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle ahna ku simaha Madaxweynaha Cali guudlaawe Xuseen ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee duhurnimadii Maanta ka dhacay gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Waxa uu sheegay in uu aad uga xun yahay qaraxaas,isaga oo tacsi u diray dadkii ku geeriyooday qaraxaas halka kuwii ku dhaawacmay uu u rajeeyay caafimaad taam ah.

Waxa uu ugu baaqay Shacabka ku nool deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle in ay ka hor tagaan cidkasta oo wax u dhimeysa amniga isla markaana ay hal meel uga soo wada jeestaan sida uu hadalka u dhigay.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *