Dhageyso:-Ganacsatada Gobolka Nugaal oo digniin loo jeediyay

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |

Nugaal-(faafannews.com) Magaalada Garowe ee maamulka Puntland ayaa waxaa ka dhacay shir looga hadlayey sidii loo dajin lahaa sixir bararka lacagta shilinka Soomaaliga ku dhacay.

Kulankaasi ayaa waxaa ka qayb galay maamulka gobolka Nugaal ka degmada Garoowe iyo wasiirka Maaliyada maamulka Puntland iyo Taliyaha la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixsada ee Puntland.

Taliyaha la dagaalanka argagixisada Puntland Gen.Muxyadiin Axmed Muuse ayaa digniin adag u soo jeediyey ganacsatada iyo laamaha amaanka gobalka isagoo sheegay inay talaabo shirciga waafaqsan ka qaadi doonaan.

Halkan hoose ka dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *