DHAGEYSO:- Iskuul Ku Yaalla Muqdisho Oo Looga Kala Cararay Cabsi Laga Qabo In Waxyaabaha Qarxa Ku Aasan Yihiin

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Aroornimadii hore ee saakay ayaa Macalimiinta iyo Ardayda Iskuulka Jaabir Bin Xayaat Xaruntiisa Nasteexo waxa ay u soo diyaar garoobeen Shaqooyinkii waxbarashada balse Haweeney dhinaca Nadaafada qaalbisaneyd iyo Macalin dugsi Quraan ku dhegan Iskuulka ay arkeen waxyaabo laga shakiyey.

Sida ay sheegeen macalimiinta Iskuulka Banaanka hore ee Iskuulka ayaa waxaa lagu arkay Godweyn oo ay ka soo jeedeen fiiloyiin,taas oo shaki ku abauurtay macalimiinta.

Maamulaha Iskuulka Jaabir Bin xayaat faraciisa Xaafada Nasteexo Cabduqaadir Maxamed Cali  ayaa sheegay in markii ay arkeen Godka,isla markaana aysan garaneyn waxa ku jiray ay fasaxeen ardaydii.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO

Muqdisho

Nagala Soco Youtube Channel – Fadlan Subscribe saar 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *