DHAGEYSO:- Magaca Musharaxa ugu Cad Cad Madaxweyne-nimada Maamulka Hirshabelle oo si Wayn ay isugu Dhaw Yihiin Madaxweyne Farmaajo

Filed under: CIYAARAHA,Faafan,WARARKA MAANTA |

Musharax Maxamed Cabdi Waare oo ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad ee u tartameysa doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Hirshabelle ayaa gaaray Magaalada Jowhar.

Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Dr. Maxamed Cabdi Waare ayaa gaaray Magaalada Jowhar.

Musharaxa ayaa si diiran waxaa u soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Waxaa markii uu Magaalada Jowhar, Dr. Maxamed Cabdi Waare uu halkaasi ka bilaaabay kulamo uu la qaadanayo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *